X/dhalinyarta iyo ciyaaraha m/m/dh/buur

X/dhalinyarta iyo ciyaaraha m/m/dh/buur

Share

XAFIISKA DHALINYARADA IYO CIYAARAHA MMM. DHAGAXBUR

Photos from X/dhalinyarta iyo ciyaaraha m/m/dh/buur's post 30/05/2026

Waxa Maanta Barxada Wayn Ee Ugaas Maxamud Stadium Kuwada Ciyaraya Kooxaha Heerka Labaad Ee Fc Elman Vs Fc Leaders.

Photos from X/dhalinyarta iyo ciyaaraha m/m/dh/buur's post 30/05/2026

Degehbur U17 Waaa Koox Iskod Isu abaabulay Kuwaso Sameya Tababaro Joogto Ah Si Ay Xirfadooda Kor Ugu Qadaan Waana Dhalinyar Xirfadoodu Sarayso. Waxayna Hadafkoodu Yahay Inay Si Iskood Ah u Hormariyaan Xirfadooda Kubadeed.

Waxay Marwalba Diyaar Uyihin Inay Xirfadooda Kor Uqadaan Si Ay U Noqdaan Kuwa Xirfadooda Ku Anfaca Magaladooda Iyaguna Ugu Hormaraan .

Waxan Ku Bogaadinaynaa Garabna Istaganyaa Dhalinyaradan Kuwa Kalana Kula Dardarmaynaa Inay Dhalinyaru Xirfadoda Kubaded Hormar Gadhsiyaan.

Photos from X/dhalinyarta iyo ciyaaraha m/m/dh/buur's post 16/05/2026

Kooxda Leaders Ayaa Maanta Magalada Dhagaxbur Kuso Dhawaynaysa Kooxda Elman Taso Kadhisan M.M.Jigjiga.

Barxada Ugaaska Ayay Maanta Fooda Isku Dari Donaan 4:30Galabnino.

Photos from X/dhalinyarta iyo ciyaaraha m/m/dh/buur's post 15/05/2026

Kooxda Karinka Ayaa Maanta Magalada Dhagaxbur Kuso Dhawaynaysa Kooxda Qaranka Taso Kadhisan M.M.Qabribayax

Barxada Ugaaska Ayay Maanta Fooda Isku Dari Donaan 4:30Galabnino.

Photos from X/dhalinyarta iyo ciyaaraha m/m/dh/buur's post 07/05/2026

Waxaa Maanta Garoonka Ugaas Maxamud Isku Wajihi Doona Kooxda Fc Holac01 Kana Dhisan Magalada Dhagaxbur Iyagoo So Dhawayn Doona Kooxda Horyaal Kana Dhisan Degmada Araarso

03/05/2026

Degehbur U17 Waaa Koox Iskod Isugu Yimaaday Kuwaso Sameya Tababaro Joogto Ah Si Ay Xirfadooda Kor Ugu Qadaan Waa Dhalinyar Xirfadoodu Sarayso. Waxayna Hadafkoodu Yahay Inay Si Iskood Ah u Hormariyaan Xirfadooda Kubadeed.

Waxay Bishan So Socoto Dhexeda U Balansanyihiin Inay Ciyaaro Sxptinimo U Tagaan Magaloyinka Jigjiga .wajaale Hargaysa Iyo Gabilay.

Waxan Ku Bogaadinaynaa Inay Dhalinyaradani Xirfadoda Kubaded Hormar Gadhsiyaan.

Photos from Maamulka Magaalada Dhagaxbuur's post 05/04/2026
16/03/2026
Photos from Xafiiska Xisbiga Barwaaqo Laantiisa Magaallada Dhagaxbuur's post 26/02/2026
Want your business to be the top-listed Government Service in Asella?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Asella
001