SRS public defenders office

SRS public defenders office

Share

we provide free legal service to indigent arrested and accused persons as per art 20 (5)of the constitution of somali regional state.

xafiiska qareenada dawlada ee dds waa mid u taagan u gargaarida bulshada danyarta ah iyo kuwa nugulkka ahaba iyadoo xafiisku bixinayo gargaar sharci oo bilaash ah dhamaan 11 gobol iyo degmooyinka maamul magaalooyinka hormuudka ah maadaama ay tahay xaquuq dastuuri ah sida ku cad qof 20/5 we dastuurka deegaanka.

24/09/2022

BAAFIN,BAAFIN ,BAAFIN.

Fadlan hadii aad meel ku aragtay gabadhan sawirkeedu hoos yaalo,Magaceedona yahay Ugbaad Sulub Maxamed , oo ay noogo war Danbaysay Mudo 7Maalmood ka hor ah Ayaan si naxariisleh kaaga codsanaynaa hadad aragtay in aad nala soo xidhiidhid.

Ugbaad waa gabadh qabta xanuunka Qoonta waxayna kasoo baxday Guriga oo Ku yaala Xafadooda oo ku taala 04(Xafadda Afraad ee MMj) Ama Ayar Daga.

Cidii Aragta Waxay eheladeeda keela xidhiidhi karaan Telefoonada hoos ku Daabacan.

0912755771
0915888522

Fadlan Share Dheh oo la wadaag asxaabtada si Ayno u helno walal Ugbaad.

FG: Insha Allah marka Walasheen la helo Postigan wayno ka saari Doonaa Halkan…

24/09/2022
Photos from SRS public defenders office's post 13/08/2022

Waa waftigii nooga yimiday s land ee heerarka kala gadisan ee maxkamada jamhuuryada somali land taas oo soo dhaweyn iyo maamuus loogu sameeyay xarumaha maxkamadaha shareecada, iyo maxkamadaha dastuurka iyadoo booqashadan ujeedkeedu ahaa khibrad is weydaarsi iyo xidhiidh wada shaqeyn maadaama labada bulsho wada dhasheen xidhiidh balaadhan oo dhinacyo badan ka dhexeeyo.

14/07/2022
27/05/2022
Want your business to be the top-listed Government Service in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Jijiga

Opening Hours

Monday 08:30 - 05:00
Tuesday 08:30 - 17:00
Wednesday 08:30 - 17:00
Thursday 08:30 - 17:00
Friday 08:30 - 17:00