Xafiiska maamulka degmada bookh

Xafiiska maamulka degmada bookh

Share

Boga rasmiga ah ee maamulka dagmada bookh

Photos from Xafiiska maamulka degmada bookh  's post 05/06/2026

Bookh .

Kulankan oo ahaa kulan wacyigalineed ayaa laga sameeyay magaalooyinka shaandheeye,jaramal iyo adhimaal kulankan ayuuna hogaaminayay Komoshinka gobolka doolo Abdilahi Ibrahim mohamud
Hogaanka nabadgalyada degmada jamac ismacil dhowre
Komoshinka policka degmada bokh abdi dahir
Madaxa Malayshiyada maxamed adan wayd iyo maayorka Maamul magaalaha marqaan

Masuuliyiinta Ayaa kulamo la Qaatay
Bulshada Soo Guurtada ah kuwaasoo Kasoo Guuray Gobolada Dhexee Somaaliya .

Kumanaan Reer Guuraaya oo kusugan Magaalooyinkan ayay masuuliyiintu kula Dardaarmeen ilaalinta amniga
Dhanka Kale Bulshada Ayaa Loo sheegay Inay soo dhaweeyaan dadka Soo guurtada ah Baraagahana Loo furo.

Xafiiska maamulka degmada bookh

Photos from Xafiiska maamulka degmada bookh  's post 26/05/2026

Xafiiska maamulka degmada bookh

Photos from Xafiiska maamulka degmada bookh  's post 26/05/2026

DEGMADA BOOKH
Santarka Goob.
Waxaa wali halkeedii ka sii socda ukuur galka iyo la kulanka kala duwan ee shacbiga dagmada bookh

Waxaa maanta Santarka Goob ka qabsoomay shirwayne fagaare ah oo ay isugu yimaadeen qaybaha kala duwan ee bulshada, kaas oo ay hoggaaminayeen Guddoomiye Ku-xigeenka Degmada Bookh, Madaxa Arrimaha Xisbiga Xisbiga iyo madaxa xafiiska beeraha iyo Madaxa xafiiska maleeshiyada

Shirka waxaa kasoo qayb galay cuqaasha, waxgaradka, dhalinyarada iyo bulshada qaybaheeda kala duwan ee Santarka Goob , iyadoo si qoto dheer looga wada hadlay arrimaha nabadgalyada, adeeg bixinta bulshada, horumarka deegaanka iyo tabashooyinka ay shacabka deegaanku qabaan.

Masuuliyiintii shirka hoggaaminaysay ayaa bulshada u xaqiijiyey in maamulka degmadu ka shaqaynayo xoojinta nabadda, horumarinta adeegyada aas-aasiga ah iyo dhageysiga baahiyaha shacabka.

Ugu dambayn, shirku wuxuu kusoo dhammaaday jawi guul, is-afgarad iyo wadajir, iyadoo bulshada Santarka Goob ay cod buuxa ku muujiyeen taageerada ay u hayaan Xisbiga Barwaaqo isla markaana ay sheegeen inay dooran doonaan.

Xafiiska maamulka degmada bookh

Photos from Xafiiska maamulka degmada bookh  's post 25/05/2026

DEGMADA BOOKH
Santarka Domco

Waxaa maanta Santarka Domco ka qabsoomay shirwayne fagaare ah oo ay isugu yimaadeen qaybaha kala duwan ee bulshada, kaas oo ay hoggaaminayeen Guddoomiye Ku-xigeenka Degmada Bookh, Madaxa Arrimaha Xisbiga Xisbiga iyo madaxa xafiiska beeraha.

Shirka waxaa kasoo qayb galay cuqaasha, waxgaradka, dhalinyarada iyo bulshada qaybaheeda kala duwan ee Santarka Domco, iyadoo si qoto dheer looga wada hadlay arrimaha nabadgalyada, adeeg bixinta bulshada, horumarka deegaanka iyo tabashooyinka ay shacabka deegaanku qabaan.

Masuuliyiintii shirka hoggaaminaysay ayaa bulshada u xaqiijiyey in maamulka degmadu ka shaqaynayo xoojinta nabadda, horumarinta adeegyada aas-aasiga ah iyo dhageysiga baahiyaha shacabka.

Ugu dambayn, shirku wuxuu kusoo dhammaaday jawi guul, is-afgarad iyo wadajir, iyadoo bulshada Santarka Domco ay cod buuxa ku muujiyeen taageerada ay u hayaan Xisbiga Barwaaqo isla markaana ay sheegeen inay dooran doonaan.
Xafiiska maamulka degmada bookh

Photos from Xafiiska maamulka degmada bookh  's post 24/05/2026

DOORO XISBIGA BARWAAQO
Maalinta cod bixinta ee taariikhdu tahay
24/9/2018 ec
Maalinta Codbixinta Doorashada 7aad ee Dalka. Maalintaas u Diyaargarow.
Xisbiga Barwaaqo oo 5 sane h**e ku hogaamiyey wadanka.
Wadajir. iyo cadalaad.hormar waara.
Muwaadin ha moogaan maalintaas.

Xafiiska maamulka degmada bookh

Photos from Xafiiska maamulka degmada bookh  's post 15/05/2026

DEGMADA BOOKH"

Waxaa maanta kormeer lagu sameyey
Mashruuca one warede one project ee Dugsiga sare iyo dugsiga dhexe
Iyadoo halkaas tallo bixino lagu siiyey Xubnaha gacanta ku haya mashaariicda"

Xafiiska maamulka degmada bookh

Photos from Xafiiska maamulka degmada bookh  's post 15/05/2026

waxaa maalintii sadexaad socda dhir beerista xafiisyada,schoolada iyo ceelasha

dhir beerista xafiiska ganacsiga iyo gaadiidka dagmada bookh.
Xafiiska maamulka degmada bookh

Photos from Xafiiska maamulka degmada bookh  's post 14/05/2026

DEGMADA BOOKH
Waxaa maanta laga sameeyey dhirbeeris
Goobaha ceelasha biayaha iyo xafiisyada dowlada iyadoo laga duulaya barmaamujka dhaxal reebka cagraan
Xafiiska maamulka degmada bookh

Want your business to be the top-listed Government Service in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

12
Jijiga