Akram osman Mohamed

Akram osman Mohamed

Share

Waa Pages somaliyed

27/06/2026
26/06/2026

Gawaaridan waxay sidaan mw, aadan cabdule osmaan daar [aadan cade] xiligu waa 1,da Luulyo, 1960.. waxaa agaasima Raiisul wassare maxamad ibraahim cigaal, waxaa isfahmay xiligaas somalidii waqooyiga ee british,somaliya io trust Territory of somaliA ,,,,

FG. waa malin laxusuusnankaro ee ma aha maalin halkii lagunoqonkaro ama BarBara loola soo rucleeyo dad nuucii inoo rarto ayadoo lagujiro qarniga (21ad:βœŒοΈπŸ‡ΈπŸ‡΄

26/06/2026

Hambalyo 26 June! Hambalyo Xornimada Soomaaliya! πŸ‡ΈπŸ‡΄ Guul, Gobannimo iyo Midnimo Soomaaliyeed.

πŸ‡ΈπŸ‡΄

26/06/2026

Si sharaf iyo garaabitaan leh ayuu u hadlay Xaaji Jabuutaawi. Gob waa tii garaabta.

26/06/2026

Asagu xagee wax marsiin Rabaa hadow hirshabeele Soo qaato waxow diidanaa miyow Rabaa in anaga nagu kalxo ar siyaasiyaa

26/06/2026

Hello Ciise Mudulood

26/06/2026

Hawiyuhu Gacantoodey Iskudilaan Tani waa yaab!
Hello Ciise Mudulood HG Ma uhiilindonaa?

25/06/2026

3sano ayaa lagu xukumay vediowga lagu heesto waa kan eebsoomaliyay denbi miyaa?

25/06/2026

Ma maqashay wali sheekada ninkii dhex mushaaxayay kaymaha ee ka baxsaday Libaaxa Qiso Cajiiba.

25/06/2026

Muuqaal muujinaya Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ardaydii dhamaysatay dugsiyada sare u daabulaya goobaha damaashaadka, si ay ula wadaagaan farxadda iyo dabaaldegga guusha waxbarasho.

Want your business to be the top-listed Government Service in Doha?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Doha