Furitaanka kal fadhiga 6aad we golaha degaanka Degmada Xingalool waxa hada soo gadhay hoolka kal fadhigu kasocdo musharax abdixakiin Qawaare
Hamse Gelqaad
A somali journalist who brings you news and stories from somalia and the world. Contact :+252907704503
Furitaanka kal fadhiga 6aad we golaha degaanka Degmada Xingalool waxa hada soo gadhay hoolka kal fadhigu kasocdo musharax maxmuud dhaashane
DEGDEG Gudida doorashada Gudoomiha Golaha deegaanka degmada Xingalool ayaa soogaba gabeesay Qabashada araajida musharaxiinta utaagan Gudoomiyaha degmada Xingalool
26/06/2026
Xingalool xildhibaan musharax gudoomiyaha degmada xingalool ahna duqa degmada usharaxan maxamuud abdullaahi siciid (dhaashane)
Ayaa qaaty shahaada musharaxnimo
Musharax Gudoomiye maxamuud abdullaahi siciid (dhaashane) ayaa Qaatay shahadada gudoomiyah degmada Xingalool
26/06/2026
Xingalool xildhibaan musharax gudoomiyaha degmada xingalool ahna duqa degmada usharaxan
Abdiwaxid maxamuud diirye ayaa noqday mushaxa ugu horeeyey ee qaatay shahaadada musharaxnimo
26/06/2026
Xingalool xildhibaan musharax gudoomiyaha degmada xingalool ahna duqa degmada usharaxan
Cabdixakiin Axmed maxamed ayaa noqday mushaxa ugu horeeyey ee qaatay shahaadada musharaxnimo
Musharax Gudoomiye abdixakiin axmed Maxmed ayaa Qaatay shahadada gudoomiyah degmada Xingalool
Xingalool waxaa lagu qabtay kulan dood cilmiyeed ah oo uu soo qabanqaabiyay Ururka Dhalinyarada ee Ugub Youth Development. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray mowduuca ‘Maxay ardaydu waxbarashada uga haraan, sideese loo abuuri karaa jiil ku dhagan waxbarashada?’. Ka qaybgalayaashu waxay is dhaafsadeen fikrado iyo talooyin ku saabsan sababaha keena in ardaydu waxbarashada ka haraan iyo hababka lagu dhiirrigelin karo jiil jecel kana go’an waxbarashada.”
Aroos wardheer ahmed khayr iyo farduus
Click here to claim your Sponsored Listing.
