17/03/2026
Guddiga amniga ee Wasiirada ayaa kulan la yeeshey bulshada qaybaheeda kala duwan ee degan baydhabo.
WaxĂ ana ay Kala hadleen sugida amniga, la shaqeynta hay'adaha amniga iyo garab istaageeda.
Pageka rasmiga ah ee Wasaarada Howlaha Guud, Dib-u-dhiska & Guryaynta KGS
17/03/2026
Guddiga amniga ee Wasiirada ayaa kulan la yeeshey bulshada qaybaheeda kala duwan ee degan baydhabo.
WaxĂ ana ay Kala hadleen sugida amniga, la shaqeynta hay'adaha amniga iyo garab istaageeda.
06/03/2026
Guddiga amniga DkGS ayaa bulshada baydhabo salaada taaawiixda kala qaybgaley masaajidada magaalada baydhabo.
Taas oo cadeynaysa in magaalada ay amni buuxa tahay.
Wasaarada Howlaha Guud, Dib-u-dhiska & Guryaynta KGS
03/03/2026
Wasiiradda Amniga, Arrimaha Guddaha, Hawlaha Guud, Gaadiidka, Reer miyiga iyo maamulka Degmadda Baydhabo Waxaa ay booqasho iyo dhiirigelin ugu tageen ciidamadda amniga suga qaybahooda kala duwan. Waxaa na ay kula dardaarmeen inay dedaalkooda sugida amniga sii laba jibaaraan.
Wasaarada Howlaha Guud, Dib-u-dhiska & Guryaynta KGS
Hon Dahir Abdullahi