Abku doono ha sheegto’e Waxuun ba ehel ii ah Dad ninkaan af aqaane Si wax iila arkaaye Na mideeyso ujeedo