Xarunta Asluubta Burco Burao Correctional Facility

Xarunta Asluubta Burco  Burao Correctional Facility

Share

official Page Somaliland custodial Corp ( togdheer Regional )

01/03/2026
25/01/2026

Ciidanka Asluubta Burco

22/08/2025

DHAGAX DHIGA XABSIGA DHEXE EE OODWAYNE,

Muuqaalka Guud

Photos from Xarunta Asluubta Burco  Burao Correctional Facility's post 22/08/2025

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa dhagax dhigay Dhismaha cusub ee loo binayn doono Jeelka-weyn ee Magaalada Oodweyne.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo wefgigii ballaadhnaa ee uu hogaaminaayey oo galay maalintii 4-aad ee Safarka shaqo ee ku joogay Gobolka Togdheer ayaa saaka Subaxii h**e tagay magaalada Oodweyne ee gobolka Daad-madheedh.

Madaxweynaha waxa si ballaadhan oo farxad leh halkaa ugu soo dhaweeyay Shacabka reer Oodweyne iyo masuuliyiinta heer gobol iyo heer degmo.

Intii uu ku sugnaa magaalada Oodweyne, Madaxweynuhu waxa uu dhagax-dhigay Mashaariic horumarineed oo muhiim u ah bulshada deegaanka. Mashaariicda uu Madaxweynuhu dhagax dhigay, isaga oo uu wehelinayo Wasiirka Caddaaladda, waxa ka mid ahaa dhismaha Xabsiga Dhexe ee magaalada Oodweyne.

Xabsigan isaga ah waxa uu noqon doonaa xarun casri ah oo loogu talagalay in uu ka qayb qaato hagaajinta nidaamka cadaaladda, tababarka xirfado kala duwan oo kor loogu qaadayo aqoonta maxaabiista iyo ilaalinta xuquuqda maxaabiista, isla markaana wax weyn ka tari doona baahida gobolka ee dhinaca adeegyada Garsoorka iyo amniga.

Madaxweynaha ayaa hoosta ka xariiqay in dhismahan cusub uu qayb ka yahay qorshaha Xukuumadda ee ku wajahan kor u qaadista Hayโ€™adaha โ€™adaha Cadaaladda, sugidda nabadgelyada dalka iyo in maxaabiista la baro xirfado ay bulshada dib ugula noqdaan noloshoodana ku debaraan.

ALLAA MAHAD LEH
Xafiiska Warbaahinta Ciidanka Asluubta Gobolka Togdheer Burco

22/08/2025

Dhagax dhiga Xarunta asluubta OODWAYNE

21/08/2025

Taliyaha Ciidamadka Asluubta Ayaa Xarun Cusub Ka Dhagax dhigaya
Degmada OODWAYNE Ee Gobolka Togdheer

๐‘ฅ๐‘Ž๐‘“๐‘–๐‘–๐‘ ๐‘˜๐‘Ž ๐‘Š๐‘Ž๐‘Ÿ๐‘๐‘Ž๐‘Žโ„Ž๐‘–๐‘›๐‘ก๐‘Ž ๐ถ๐‘–๐‘–๐‘‘๐‘Ž๐‘›๐‘˜๐‘Ž ๐ด๐‘ ๐‘™๐‘ข๐‘ข๐‘๐‘ก๐‘Ž ๐บ.๐‘‡๐‘œ๐‘”๐‘‘โ„Ž๐‘’๐‘’๐‘Ÿ

19/08/2025

๐—ง๐—”๐—–๐—ฆ๐—œ.....

ุฅูู†ูŽู‘ุง ู„ูู„ูŽู‘ูฐู‡ู ูˆูŽุฅูู†ูŽู‘ุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†ูŽโ€Ž

ALLE NAXARIISTIISA JANO HAKA WARAABIYEE
WAXA MAGAALADA BURCO KU GEERIYOODAY

....GAASHAANLE DHEXE ..CALI CILMI MAXAMUUD (cadaad)

WAXAN TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAYNAA
EHELADIISA . QARANKA IYO DHAMAAN CIIDANKA ASLUUBTA JSL

18/08/2025

Mudane Madaxwayne ku Soo dhowow Gobolka Togdheer

xแด€า“ษชษชsแด‹แด€ แดกแด€ส€ส™แด€แด€สœษชษดแด›แด€ แด›แด€สŸษชsแด‹แด€ Qแด€สส™แด›แด€ แด„ษชษชแด…แด€ษดแด‹แด€ แด€sสŸแดœแดœส™แด›แด€ ส™แดœส€แด„แด

Want your business to be the top-listed Government Service in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Xabsiga Dhexe Burco
Burco