13/04/2026
Aas aaska Ciidanka xooga dalka soomaaliyeed, waxaa ka soo wareegatay 66 sano waxa uuna ku tilaabsanayaa hormaro balaaran.
Taliska Ciidanka Ururka 323 ee Guutada 32aad ee Xooga Dalka Soomaaliyeed gaar ahana Taliska Barda dheere ee Gobolka Mudug.
Aas aaska Ciidanka xooga dalka soomaaliyeed, waxaa ka soo wareegatay 66 sano waxa uuna ku tilaabsanayaa hormaro balaaran.
13/04/2026
Waxaa Xarunta Taliska Ciidanka Barda dheere ee Magaalada Gaalkacyo lagu qabtay Munaasabad lagu xusayey aas aaska Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed 12-ka april