Somali duurjoog

Somali duurjoog

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali duurjoog, Hargeisa.

04/06/2026
23/05/2026

Ilaahay ha unaxariistee wiilkani oo lagu magacaabo Nuuradiin haaruun jamac ayaa maydkiisa lagu hayaa Cisbitalka wayn ee magalada Borama mudo afar cisho ah, 18-may ayaa lagu Soo jiidhay wadada u dhacaysa dila iyo kalabaydh, wiilkii jiidhay oo watay gaadhi noha ah ayaana keenay saldhiga oo is xidhay.

Wali waxaa la garan laayahay cid garata wiilkaasi sawirkiisana zaadka ayaa Laga Soo saaray iyo magaciisa oo card Laga helay ayaa lagu ogaaday.

Ilaahay ha unaxariisto nuuradiin ehelkiisu ha ogaadaan Sii sharegareeya dhamaantiin si loo arko

03/04/2026

Nio humaagedii umbaa jiree wax dawlada dalka k**a jirto ganacsatadii waa kibirtee iyagi sariflayaasha halagu midaharado waxay heleen dad aan axba odhanayn

08/03/2026
03/02/2026

Ka jawaab suaashan hanaga ilaawin

03/02/2026

Soo sheeg magacyada u bixin lahayd hanaga ilaawin

21/01/2026

Numberka telephonekaga ugu dambeeya ayad noqonaysa hadii lagu yidhaa maxa noqon lahayd?

21/01/2026

Taabo calaamadan maxaa kuuso baxay?
iso dhe wll

20/01/2026

Sheeg midka uu cabato ma caano ma biyo ma shaah? iso dhe wll 11k adaa ka dhiman

Want your business to be the top-listed Government Service in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Hargeisa