Gaadh-hayayaasha Qaranka Somaliland

Gaadh-hayayaasha Qaranka Somaliland

Share

Dal kasta waxa ilaashada dadkiisa. Dalka aan dadkiisu ilaashan wuxuu noqdaa beer aaney cidi lahayn oo ciddii doonta waxay doonto ku beerato iskana gurato. na

Kaalay oo nagu soo biir si aynu ubadkeena mustaqbalkooda ugu tuntuunsan lahayn

01/02/2025

Xukuumad bahdishay QARANKII
UAE - Dawarsi
jigjiga - marti Edeb daran oo ka soo jeeda Somaliya.

Laba bilood iyadoon jirin ayay heerkan maraysaaye maxaa laga filan karaa sanad ka dib?

01/02/2025

Wasiir Bayle ma gacantii kululeyd ee Imaraatka ayaa ku dhacday? Bayle wuxuu ka mid ahaa team Farmaajo ee ay is haysteen Imaraatka wakhtii Farmaajo, maxay kula tahay

10/11/2023

Ciidanka waxaan odhan lahaa sida raggaa yeelay sameeya oo waxba amar haka sugina muuse shaani nuux baasto iyo mr uu aa.
Tolkiin garab istaaga, waxa idinku soo
Duulay waa kheyrkiine wax iska dhiciya. Qarankanna dhulka dhiga

17/10/2023

Kii yaraa ee sheegan jiray ciidagalaha bal wuxuu yidhi Ila daawada.

16/10/2023

Nimankii sheegan jiray YUSUF HARTI oo qaci ka yeedhay.
Faqashtii looga cararay Hargeisa ee sheegtay reer isaxaaq maanta kuwii ay is lahaayeen tol baad tihiin ayaa runta u sheegay.
Anaga maaha walal nimankaasi ee waa idinkee kaxaysta oo haysta. Anaga garac nagama dhasho, rag dhiig leh oo geesiyaal ah ayaa Naga dhasha ee ugxantiina qaatta

Want your business to be the top-listed Government Service in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Hargeisa
SUUQAHOOSE