Guddidan oo ah guddi idaari ah oo madax banaan, ayaa si rasmi ah uga garnaqi doona dacwadaha cashuuraha Somaliland, laga bilaabo 23/6/2020 oo la dhaariyay. Sida uu dhigayo xeerka dakhliga cashuuraha beriga Somaliland (Xeer Lr. 72/2016).
Bogan Waxa aad si joogto ah ugala socon doontaa, Xogaha, Xeerarka iyo dhamaan shaqada Guddida Garsoorka, Cadaalada,Shuruucda iyo Xuquuqda Aadanaha ee Golaha Wakiillada JSL ay ugu talo gashay in ay Bulshada la wadaagto. si ay fikirkooda uga soo dhiibtaan.
Wasaarada tamarta iyo macdanta ee Gobolka hawd
Solnardo is Community based Organization that work Maternal and infant Young Child Nutrition, Healt