Laascaanood - Shirwaynaha Xukuumadda iyo Ganacsatada waqooyi bari oo furmi doona .
Najiib A. Farah
"Soo Dhawoow Jaalle"
Somali Journalist | Presidential Photographer at Northeast State House | Communications Diractor at Somali National Television - SNTV at Northeast State of Somalia | MOI Somalia | Media & Communication Professional.
01/06/2026
14 aad iyo Liido beach 🌊🌕
Madaxwaynaha dawladda waqooyi bari ayaa booqasho ku tagay wasaaradda qorshaynta ,maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha JFS
Wasiirka Wasaarada Beeraha, Waraabka iyo Horumarinta reer Miyiga Dawladda Waqooyi Bari mudane Cabdikariim Deyr Abdi ayaa kulan shaqo kutagay xarunta Hay’adda caalamiga ah ee Qaramadda midoobay uqaablisan cuntada iyo beeraha ee FAO. Representative and Country director for FAO Somalia mudane Etienne Peterschmitt ayaa Wasiir Deyr kusoodhaweeyey xafiiska ugu sareeya FAO kuleedahay dalkeena Soomaaliya.
Laascaanood - Boholaha xargaga iyo jawiga roobka .
Waxaa isbitaalka manhal laascanood shaqada ka bilaabaya Dr maxamed siciid oo ah khabiir qallinka , daaweynta kelyaha , kaadi mareenka iyo macdanta ragga ah,
Dr ku wuxuu adeegsanayaa qalliimada leesarka bulshadu u taqaanno.
Madaxwaynaha dawladda waqooyi bari ayaa gaadhay caasimadda muqdisho .
Madaxwaynaha dawladda waqooyi bari ayaa safar shaqo ugu ambabaxay caasimadda muqdisho
05/05/2026
Madaxweyanaha Dawladda Waqooyi Bari H.E Abdikadir Ahmed Aw Ali ayaa Xeer Madaxweyne Lr.12/2026 ku magaacabay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaraddaha DWS
Click here to claim your Sponsored Listing.
