Barakee Allow Xamar🇸🇴🤲
Aminga aan haysano waa in allha Loogu shukriyaa 🤲
❤️🤲الحمد الله
Sayidka✌️
( من لا يشكر الناس لا يشكر الله)
Sayidka
Yaranka❤️ Siyaaasada❤️ Madaxwey Naha ❤️Mustaqbalka ❤️🇸🇴🇸🇴
18/02/2026
رمضان كريم وكل عام وانتم بخير تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
اللهم إني أسألك من فضلك ورحمتك فإنه لا يمليكها إلا أنت🤲
Ramadan Mubarak dhammaantiin.❤️
27/01/2026
Af-hayeenka Eric Trump ayaa 'meesha' ka saaray in wada-hadallo gaar ah ay yeesheen Madaxweynaha Somaliland & wiilka Trump, isaga oo tilmaamay in Cirro ka qayb-galay casho ay yimaadeen dad ka badan 100 ruux oo hal qol isugu yimi ka dibna sawir wada-galay, sida ay werisey wakaaladda Reuters.
Taas jab kaweyn miyaa jirta oo ladhihi lahaa nin dhahayo waxan kaqeyb galay shirka ganacsiga aduunka oo inuu yahay dal camal neysha utagay balse aan galain golka shirka kasocdo balse tagay miiska qada kadib sawir kusoo galaya 😆
SOOMALAIAYA SOOMAALI BAALEH NIN SIXUN UFIKIROW AMA DHUMASHO AAD AMA DAL SHISHEY AAD MAR UUN SOMALIYA GACATOODA WAAD GALIDOONATAA🇸🇴❤️
Sayidka 🤞🇸🇴
Dunida oo isku raacday “midnimada Soomaaliya waa lama taabtaan” 🇸🇴❤️
Israa11l guul darro weyn ayey la kulantay xalay, walaalaha waqooyina waxaa hursan in aysan dadkooda iyo dalkooda ka cararin🇸🇴
𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐞𝐞𝐧𝐧𝐮 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐬𝐢 𝐦𝐮𝐮𝐪𝐚𝐭𝐚 𝐮𝐠𝐮 𝐭𝐚𝐥𝐥𝐚𝐚𝐛𝐬𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫 𝐥𝐚 𝐭𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐝𝐢𝐛𝐥𝐨𝐦𝐚𝐚𝐬𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚, 𝐢𝐲𝐚𝐝𝐨𝐨 𝐱𝐨𝐨𝐣𝐢𝐧𝐚𝐲𝐬𝐚 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐞𝐞 𝐦𝐚𝐬𝐫𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐝𝐝𝐮𝐮𝐧𝐤𝐚. 🇸🇴🇸🇴❤️
Mahadsanid
MD Hassan Sheikh Mohamud
Sayidka ✌️
Click here to claim your Sponsored Listing.
