28/02/2025
Nootaayo Madoobe waxay Dhamaan Umada Islaamka Gaar ahaan umada soomaaliyeed meel kasta oo ay Joogaan Ugu hambalyeynaysa Bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan Dhamaanteen ilaahay hana waafajiyo bishaan kheyrkeeda๐คฒ
Welcome Notayo Madobe "waxadna ka heli karta Arimaha Sharciga ah ee ku sabsan Dhulalka&suq-geyntoda.
28/02/2025
Nootaayo Madoobe waxay Dhamaan Umada Islaamka Gaar ahaan umada soomaaliyeed meel kasta oo ay Joogaan Ugu hambalyeynaysa Bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan Dhamaanteen ilaahay hana waafajiyo bishaan kheyrkeeda๐คฒ
10/03/2024
Si Guud waxn ugu Hambalyeynayna Umadda islaamka meel kasto oo ay joogaan , Bilashada Bisha Barakeysan ee Ramadaan ,
Wxn idin leenahay ilaahay Hanaga Dhigo kuwo ka fiiโideysta Kheyrka Bisha Ramadaan .
Bisha Ramadaan Awgeed wxn bixin doonaa $10 doolar oo Hadiyad ah,
Waxaana ku bixin doonaa Hadii Comentigaaga aan Reply lagu soo galin muddo 24 gudahood ah.
๐๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐๐ก๐:
1- Like saar page-ka๐
https://www.facebook.com/profile.php?id=100088336445733&mibextid=ZbWKwL
2- Share garee post-ga
3-Follow dheh page-ka
4- Comment soo qor
5-mention dheh 3-qof
6-Ogow Hadii aad commentigaaga Edit ku sameyso ma lihid wax abaal marin ah, qofka ugu horeeya xaga waqtiga ayaa leh abaalmarinta.
Fadlan raac shuruudaha oo ha Khilaafin Mahadsaniid.
10/06/2023
ku guuleyso abaal marin lacageed Gaareyso $30 (sodon Doolar) oo Saadaali Ciyaarta dhex mari doonta :- Man city Vs Inter Milan ee finalka UCL, adigoo raacaya Shuruuudaha.
๐๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐๐ก๐:
1- Like saar page-ka๐
https://www.facebook.com/profile.php?id=100088336445733&mibextid=ZbWKwL
2- Share garee post-ga
3-Follow dheh page-ka
4- Saadaali ciyaarta inta aysan bilaaban kahor
5-mention dheh 3-qof
6-Ogow Hadii aad commentigaaga Edit ku sameyso ma lihid wax abaal marin ah, qofka ugu horeeya xaga waqtiga ayaa leh abaalmarinta.
Fadlan raac shuruudaha oo ha Khilaafin Mahadsaniid.
12/05/2023
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Guuleeystayaashii Saadaalintii Kulamadii semi final -ka champions league-ga ee u Kala Dhexeeyay Real Madrid VS Manchester city Iyo sidoo kale Inter Milan VS Ac Milan waxaa saadaalinta saxda ah haleelay Labadaas Macaamiil Hambalyo ayaan Leenahay Mar kale..
10/05/2023
ku guuleyso abaal marin lacageed Gaareyso $20 (labaatan Doolar) oo Saadaali Ciyaarta dhex mari doonta :- Ac Milan Vs Inter milan ee semi finalka UCL, adigoo raacaya Shuruuudaha.
๐๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐๐ก๐:
1- Like saar page-ka๐
https://www.facebook.com/profile.php?id=100088336445733&mibextid=ZbWKwL
2- Share garee post-ga
3-Follow dheh page-ka
4- Saadaali ciyaarta inta aysan bilaaban kahor
5-mention dheh 3-qof
6-Ogow Hadii aad commentigaaga Edit ku sameyso ma lihid wax abaal marin ah, qofka ugu horeeya xaga waqtiga ayaa leh abaalmarinta.
Fadlan raac shuruudaha oo ha Khilaafin Mahadsaniid.
FG. Guulaystaha Kulankii Xly ee Man city iyo Real dhawaan ayaan shaacin doonaa
09/05/2023
ku guuleyso abaal marin lacageed Gaareyso $20 (labaatan Doolar) oo Saadaali Ciyaarta dhex mari doonta :- Real madrid Vs Man city ee semi finalka UCL, adigoo raacaya Shuruuudaha.
๐๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐๐ก๐:
1- Like saar page-ka๐
https://www.facebook.com/profile.php?id=100088336445733&mibextid=ZbWKwL
2- Share garee post-ga
3-Follow dheh page-ka
4- Saadaali ciyaarta inta aysan bilaaban kahor
5-mention dheh 3-qof
6-Ogow Hadii aad commentigaaga Edit ku sameyso ma lihid wax abaal marin ah, qofka ugu horeeya xaga waqtiga ayaa abaalmarinta.
Fadlan raac shuruudaha oo ha Khilaafin Mahadsaniid.
31/12/2022
Maxaa kuu qorsheysan Sanadka cusub ee 2023, Qeybta hoose ee Faalada noogu reeb waxa kuu qorsheesan Sanadkaan Cusub ee 2023:-
1.Dhoof
2.Shaqo
3.Guur ama
4.Other
Mahadsanid.
happyNewYear
18/12/2022
ku guuleyso abaal marin lacageed Gaareyso $50 (Konton Doolar) oo Saadaali Ciyaarta dhex mari doonta Xulalka kala ah:- Argentina Vs France ee final-ka Raac Shuruuudaha.
๐๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐๐ก๐:
1- Like saar page-ka๐
https://www.facebook.com/profile.php?id=100088336445733&mibextid=ZbWKwL
2- Share garee post-ga
3-Follow dheh page-ka
4- Saadaali ciyaarta inta aysan bilaaban kahor
5-mention dheh 3-qof
6-Ogow Hadii aad commentigaaga Edit ku sameyso ma lihid wax abaal marin ah, qofka ugu horeeya xaga waqtiga ayaa abaalmarinta leh.
Fiiro Gaar ah: waxaan Dhawaan shaacin doonaa Guuleystayaashii Kulamadii ugu danbeeyay .
Fadlan raac shuruudaha oo ha Khilaafin mahadsanidiin.
13/12/2022
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Guuleeystayaashii Saadaalintii Kulamadii U dhaxeyay Portugal VS Morocco iyo France Vs England Waxaa ayna ku Guuleysteen abaal marintoodii oo aheyd midkiiba 20$ Hambalyo ayaanu Leenahay Hambalyo.
Hadaba soo saadaali kulamada hada active-ka ah kana mid noqo Guuleystayaaasha isbuuca.
Mahadsanidiin
13/12/2022
ku guuleyso abaal marin lacageed Gaareyso $50 (Konton Doolar) oo Saadaali Ciyaarta dhex mari doonta Xulalka kala ah:- Argentina Vs Croatia ee semi final-ka Raac Shuruuudaha.
๐๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐๐ก๐:
1- Like saar page-ka
2- Share garee post-ga
3-Follow dheh page-ka
4- Saadaali ciyaarta inta aysan bilaaban kahor
5-mention dheh 3-qof
6-Ogow Hadii aad commentigaaga Edit ku sameyso ma lihid wax abaal marin ah, qofka ugu horeeya xaga waqtiga ayaa abaalmarinta leh.
Fiiro Gaar ah: waxaan Dhawaan shaacin doonaa Guuleystayaashii Kulamadii ugu danbeeyay .
Fadlan raac shuruudaha oo ha Khilaafin mahadsanidiin.
10/12/2022
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Waa Guuleeystihii Saadaalintii Ciyaartii U dhaxeysay Natherland iyo Argentina Waxaa uuna ku Guuleystay abaal marintii 20$-ka Doolar aheyd Hambalyo ayaan ku Leenahay Hambalyo
FG.waxaa jira asxaab kale oo saadaalisay Ciyaarta balse aan ka soo bixin shuruudaha annaguna kadib markii aan ka eegnay Guuleestaha Qodobadaan Soo socda waxaan siinay abaal marintiisii:-
1-in uu saadaaliyay Ciyaarta kahor inta aysan bilaan
2-in uu soo mention Gareeyay 3-qof
3-in uu share Gareeyay Postiga
4-in uu page-ka like saaray soo Follow gareeyay
5-in uusan edit History sameyn
Hadaba soo saadaali kulamada hada active-ka ah kana mid noqo Guuleystayaaasha isbuuca.
Mahadsanidiin
10/12/2022
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Waa Guuleeystihii Saadaalintii Ciyaartii U dhaxeysay Brazil iyo Croatia Waxaa uuna ku Guuleystay abaal marintii 20$-ka Doolar aheyd Hambalyo ayaan ku Leenahay Hambalyo