Hiil Shacab
Uhiili walaalkaga dulman
08/05/2026
Muqdisho 20-kun oo qof oo diyaar u ah bannaanbaxa 10-ka bisha dhacaya . Hal ku dhegga waa sida sawirka aad ka aragto.
07/05/2026
Hiil Shacab – Isdiiwaangal / Register Waxaan xog ka ururinaa dadka barakacay ama ay dhibaato ka soo gaartay gudaha Soomaaliya si loo diiwaangeliyo baahiyahooda, looguna gudbiyo ururro samafal iyo bani’aadamnimo iyadoo xogta guud ahaan loo soo koobayo.
07/05/2026
Waa fal dambiyeed u baahan in la iskula xisaabtamo waxaana Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaadka yahay Xasan Sheekh Maxamuud aan xusuusinayaa in la soo gaaray marxalad halis ah oo ay tahay innuu ka waantoobo ku takrifalka awoodda dowladda iyo boobka hantida ummadda.
07/05/2026
Kusoo dhawaada Bogga Hiil Shacab.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu
