Caraweelo

Caraweelo

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Caraweelo, Social service, Mogadishu, Mogadishu.

01/04/2026

Qiyaali baa la isku sheegaya oo ah guur baa irsaaqad
Wata inta nolol bilaa qorsho ah la doorto in lagu noolado, gabdhuhu waa inay qiimahooda gartaan oo aysan ku katsoomin oday qamiis wata oo nolol qurxoon asagu haysta inuu ayaga faqri u dooro.

Ninka faqriga ah sooma ahayn Haduusan guur awoodin inuu soomo goorme lakala bedelay
Waxas yaan gabdhaha maskaxda looga Xadin
Oo nin aan rabin noloshiisa dhaqaalo bedelo
Yuusan nolol bilaa qorsha ah ku gelin

31/03/2026

Micnaha guud hadii aan qeexo Wuxu noqonaya
Dhaqanka bulshorageed ka oo aaminsan hadii
Nin gabar xumeeyo ama ku xad-gudbo ay ka
Goan tahay dumarka kale ee noloshiisa ku jira
Sida HOOYADIIS GABADHIISA XAASKISA WALASHIS

Dhinac kale aan ka eegno maxay tahay sababta
Loogu ciqaabayo dumarka qalad uu nin galay?
Isaga qaladka galaye ciqaabta ma qaadan karo miya?
Maxay dumarka kale ee aan waxba galabsan dhibanaha uga noqonayan arintaas?
Ayado ilaahay yiri “qofna danbi uu leeyahay qof kale lama qaadayo”

Taas waxay ku sheegaysa inay tahay qiyaali aan waxba ka jirin oo iska samaysteen bulshorageed ku
Ayna u faaftay oo hada dumarka qaar ayaa aminsan
hadi walalked oo kale qalad galo in ayada lagu ciqaabayo oo ay isleedahay madama wllka gabar xumeeye adna bilaa sabab aya lagu xumayn doona
Oo taas aya laga jaraya

Hadaba gabdhuhu waa inay fikradaha noocas ah iska saaran oo aysan aaminin in lo ciqaabi doona qalad uu qof kale galay

In ninka qalad ka galay aan ciqaabta uu mudan yahay loo tiirina waxay cadayneesa in ninkaba aan qaladaadkisa wax lagaso qaadin oo aan wax lo arag
Inu nin yahay darteed oo waa kuwa maah maahyo u samaysta oo dhaha “waa nin raga oo qalad wuu geli kara” xita aanan samayn qiraal ah in ay qaladkaas ka garaaban ama qeexan ciqaabta uu leeyahay.

Gabarey Ha u noqon dulmane qalad anad adigu gelin!
Hana ka aqbalin bulshada inay kugu ciqaaban.

Photos from Kiin Online Market's post 03/12/2024

Qiima dhimis 100%50 ah
So dhowaada macaamisheena
Waxan qiima dhimis balaaran ku samaynay
Dhamaan alaabtena

HTTP://wa.me/+252616655959

Waxa nagala soo xiriiri kartaan
Number, WhatsApp +25616655959/+25617486979

Photos from Kiin Online Market's post 02/11/2023

Macaamisha sharafta leh waxan idiin keeenay alaab cusub

Carfisada guryaha iyo xafiisyada idiin ayan idiin keenay

Siksaamo iyo gloves cagaha ku jilcinayo

Iyo sidokale gloveski qubeyska

So dhawaada waxad nagala so xiriiri kartan link what's appka profileka saaran ama telefonka gacanta

0612244008

https://wa.link/0xdcm8

Photos from Kiin Online Market's post 19/10/2023

Waxaan idin keenay dalab cusub oo Boorsoyin ah aad u qurux badan tayo sare leh waana noocyadi ugu danbeeye caalmka

📍Meel walbo aad ka joogto Somalia ayaa laguugu keenaya nagala Soo xiriir number kala ah

+252612244008 ama https://wa.link/khwhfs

Photos from Kiin Online Market's post 12/10/2023

Macaamiil Kiin Online Market waxay idin keentay FASHION JAWLARY






Nagala so xiriir
https://wa.link/0xdcm8

Photos from Kiin Online Market's post 28/09/2023

Macaamiisha sharafta leh soo dhawada
Alaabtan ayaan idin keenay
Boorsoyin Tayo leh shanlo iyo suncream iyo massage ka timaha

Nagala so xiriir 0612244008 ama 0617486979

Waxaad USO dalban kartaa online ahaan

https://wa.link/0xdcm8

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu
Mogadishu
N/A