Waa laba sargaal oo dhallinyaro ah oo saaxiibtinimo ku mideysay u adeegidda qaranka. Taliye Cumar iyo Taliye Sid Cali, oo ka tirsan Ciidanka Haramcad
Ciidanka Boliska Gaarka Ah Ee Haramcad
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ciidanka Boliska Gaarka Ah Ee Haramcad, Government Organization, Mogadishu.
04/06/2026
Dowladnimo difaac bay rabtaa iyo geysh ilaaliya
04/06/2026
Amniga Xamar Gorgortan Ma Galo
Haramcad Hiilka Shacabka
03/06/2026
Allow barakey Xamar.
Ciidanka Haramcad waa tiir adag oo hiil u ah shacabka Soomaaliyeed, iyagoo maalin iyo habeenba u taagan ilaalinta amniga, badbaadinta nafta muwaadiniinta, iyo xasilinta dalka.
Duulaan kuma nihin wiilasha la qalday, balse waxaan difaac u nahay dhalinyarada saaka iskuulada aadaysa iyo ganacsatada doonaya inay si nabad ah u ganacsadaan.
Amniga Magalada Baydhabo waa Save
30/05/2026
Hadiyad lala soo jarmaaday
Click here to claim your Sponsored Listing.
