Ahmed Damu

Ahmed Damu

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ahmed Damu, Public & Government Service, 1234567, Mogadishu.

Waxaan ahay xubin katirsan c.x.d.s

Hadii nabad soomaalida iga dambeyso ay helaayaan wxn ahay qofka ugu horeeyo oo dhimanaayo guul iyo gobanimo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷

04/06/2026

DEGDEG” Hassan Sheikh ayaa amar buuxa ku bixiyay in weerarka laga joojiyo Kheire & ugaaskisa si ay u noolaadaan madaama ay halis ugu jiraan in la dilo.

Hassan danta miyaa u run sheegtay oo malaga guulestay mise waan waan odiyaal ayuu ku joojiyay?

03/06/2026

Xabad ka billaabatay Iridda Madaxtooyadda waa Sayidka.

03/06/2026

"Is keen sii Xasanow Xabada adaa bilaabee” Nabadoon Xalane oo Beesha Murusade inay is difaacaan ugu baaqay.

03/06/2026

DEG-DEG:Dagaal sii Xogeystay”Allow Nabad baadi Allow Nabad baadi”Shacabkii iyo odoyaal wadnaha farta ku haya

03/06/2026

Dagaal Culus oo ka socda Isgoyska Dabka Deg Holwdaaag ee Gobolka Banaadir oo u dhaxeeya Mucaaradka iyo Ciidanka DFS

03/06/2026

DEG DEG:Waa Ciidamada Mucaaradka ee hubka culus ku dagaalama ee lagu arkay meel aan ka fogeyn Madaxtooyada...see more

01/06/2026

DEGDEG; Wararka naga soo gaarayo magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo waxaa dhawaan lagu toogtay wiilkan oo ah arday iskuul, iyada oo dhinaca kale magaalada ka soo cusboonaatay xiisad u dhaxeyso dhinacyo deegaanka.

01/06/2026

Madaxweyne Ruto ayaa maanta ku dhawaaqay tallaabo cajiib ah isagoo ugu bishaareeyay bulshada muslimiinta oo Soomaalidu ku jirto in dugsiyada Qur’aanka la qarameeyay oo hadda kadib mushaarka macallimiinta ay dowladdu bixinayso.

Ruto ayaa sheegay in dugsiyada Quraanku lamid yihiin madaarista kale ee dowladda gacantu ku hayso ee ubadka lagu barbaariyo.

Ruto ayaa arrintaan uga dhawaaqay magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari, waana mid kamid ah arrimaha Ruto aad loogu ammaanay oo ah in Soomaalida uu ufiicanyahay.

31/05/2026

Naxdin leh waxaa Hadda magalada baardhre gabadhiisa ku dilay Odeygaan oo lagu magacabo Sabir Mohamed oo Maalin dhawayd xaaskiisa gabar ku curuday Asigoo aad uga carooday in gabar u dhalatay oo doonayey inuu xaaskiisa U dhasho Wiil😭

Lkn Wuu ku qanci wayey qadarta Rabbi caawa Ayuu gabadhiisi Bireeyey Asigoo Diidan in gabar uu asiga dhalay dunida ku noolato Waxaa la sheegay in uu orday oo baxsaday lkn Waxaan lamaha amaanka ka codsaneynaa in sida uga dhaqsiyaha badan ay usoo qabtaan gacan ku dhiiglahan oo xagjirka ah oo aadka u neceyb gabdhaha soomaliyeed Waliba uu gacantiisa ku dilay gabar uu asiga dhalay 😭💔

31/05/2026

Ardayda Kaso Baxday Kuuliyadda Ciidanka Waxaa Laga Raba magaca Loo yaqan Derejadan Iyo Saomalia Inta Sargaal Ee Gaartay Derejadan

AQOON TADA KAASHO
Nasiib Wacan

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

1234567
Mogadishu
1212