Tayo General Hospital

Tayo General Hospital

Share

Ka mid noqo asxaabteena oo like saar page-ka

04/06/2026

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊

03/06/2026

Dhibaatooyinka caadada waxay la xiriiri kartaa xaalado caafimaad oo kala duwan oo u baahan baaritaan iyo daaweyn ku habboon.

26/05/2026

𝐂𝐈𝐈𝐃 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊
Dhamaan umadda Muslimiinta ah waxaan idiin leenahay farxad ku ciida.
عيدكم مبارك، كل عام وأنتم بخير، تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال. 🤍


25/05/2026

🚨 Wargelin
Waxaan lacag la'aan ah kombuyuutarka haweenka uurka leh maalmaha Talaadada & Arbaca, ka faaideyso fursadan oo nagu soo booqo isbitaalka.

24/05/2026

🚨 Wargelin
Waxaan lacageyn kombuyuutarka haweenka uurka leh maalmaha Talaadada & Arbaca, ka faaideyso fursadan oo nagu soo booqo isbitaalka.

20/05/2026

𝐂𝐀𝐋𝐀𝐀𝐌𝐀𝐃𝐀𝐍 𝐖𝐀𝐗𝐀𝐀 𝐋𝐀𝐆𝐔 𝐆𝐀𝐑𝐓𝐀𝐀 𝐃𝐇𝐄𝐄𝐅-𝐒𝐇𝐈𝐈𝐃 𝐗𝐔𝐌𝐀𝐃𝐀 𝐇𝐀𝐃𝐈𝐈 𝐀𝐀𝐃 𝐈𝐒𝐊𝐔 𝐀𝐑𝐀𝐆𝐓𝐎 𝐖𝐀𝐗𝐀𝐀 𝐌𝐔𝐇𝐈𝐈𝐌 𝐀𝐇 𝐈𝐍 𝐀𝐀𝐃 𝐋𝐀 𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍 𝐃𝐇𝐀𝐐𝐓𝐀𝐑 𝐀𝐌𝐀 𝐍𝐀𝐆𝐔 𝐒𝐎𝐎 𝐁𝐎𝐎𝐐𝐎 𝐈𝐒𝐁𝐈𝐓𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀.

17/05/2026

🌍𝐖𝐎𝐑𝐋𝐃 𝐇𝐘𝐏𝐄𝐑𝐓𝐄𝐍𝐒𝐈𝐎𝐍 𝐃𝐀𝐘
Maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa in ay tahay Maalinta Dhiig-karka Adduunka.


17/05/2026

Qeybta dhalmada isbitaalka Tayo General Hospital waxaa kuugu dioyaar ah saalada dhalmada iyo umulisooyin khibrad sare u leh oo heegan kugu ah 24hrs.

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Wadada Isku Xirto Muqdisho Iyo Afgooye Tareedisho Kalkaal
Mogadishu
EXKALKAAL