Mohamed A. Afrah

Mohamed A. Afrah

Share

Agaasimaha Shaqada Iyo Shaqaalaha Gobolka Benaadir & Dowladda Hoose Ee Xamar

11/06/2026

Wax aan si weyn u bogaadinaayaa isbeddelka ka muuqda Dowlad goboleedka Hirshabeelle.

Waxa kale oo aan rajaynayaa in isbeddelkan uu saameyn togan ku yeelan doono hay’adaha dowladda, gaar ahaan garsoorka iyo hannaanka maaliyadda.

Admin : ustad Afrah

22/05/2026
11/05/2026
08/05/2026

War Cusub : Muqdisho ayaa kaalinta 29aad ka gashay magaalooyinka ugu amniga fiican qaaradda africa, Addis Ababa ayaa gashay kaalinta 33aad.

Muqdisho ayaa ku fariisatay kaalinta 29-aad ee liiska magaalooyinka ugu nabadda badan qaaradda. Guushan ayaa timid ka dib markii la qiimeeyay hoos u dhaca dambiyada, xasiloonida siyaasadeed, iyo hufnaanta ciidamada ammaanka.

Waxaa xusid mudan in Muqdisho ay kaalintaas kaga horreyso magaalooyin dhowr ah oo ay ka mid tahay caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa, oo iyadu gashay kaalinta 33-aad.

Idiris Alteeso

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Shingaaniroad
Mogadishu