War naga tag sheikh sharifkaaga Manaqaane.
𝐃𝐡𝐚𝐥𝐢𝐧𝐲𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚 𝐆𝐚𝐫𝐫𝐞
𝐊𝐚𝐧𝐢 𝐰𝐚𝐚 𝐛𝐨𝐠𝐠𝐚 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐝𝐡𝐚𝐥𝐢𝐧𝐲𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐛𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚 𝐆𝐚𝐫𝐫𝐞, 𝐦𝐞𝐞𝐥 𝐚𝐲 𝐢𝐬𝐤𝐮 𝐱𝐨𝐠-𝐰𝐚𝐫𝐚𝐲𝐬𝐭𝐚𝐚𝐧, 𝐢𝐬𝐤𝐮 𝐱𝐢𝐫𝐦𝐚𝐚𝐧, 𝐮𝐠𝐚𝐧𝐚 𝐝𝐨𝐨𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐡𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚.
05/06/2026
𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨
Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Southwest State of Somalia Hon. Jibril Abdirashid Haji ayaa si rasmi ah Gaashaanle Dhexe 𝐗𝐮𝐬𝐞𝐞𝐧 𝐁𝐚𝐚𝐫𝐠𝐞𝐞𝐥𝐞 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 ugu magacaabay Taliyaha Ciidanka Birmadka Qeybta Gobolka Shabeellaha Hoose ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Magacaabistan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu xoojinayo amniga, tayeynta hay’adaha dowladda, iyo kor u qaadista hufnaanta howlaha ciidamada ee gobolka. Waxaan Taliyaha cusub loo rajeynaynaa guul, hoggaan wanaagsan iyo in uu si hufan uga soo baxo masuuliyadda loo igmaday
04/06/2026
Hambalyo iyo Bogaadin
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Guddoonka cusub ee Golaha Wakiillada Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, kuwaas oo maanta si rasmi ah loogu doortay magaalada Baydhabo.
Guddoonka cusub ee Golaha Wakiillada ayaa kala ah:
● Dr. Mahad Maxamed Sheekh Xasan – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada
● Aadan Xasan Maxamed (Osaama) – Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad
● Shamso Maxamed Yarow – Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad.
Waxaan Alle uga baryeynaa inuu ku asturo gudashada mas’uuliyadda culus ee loo igmaday, islamarkaana ku guuleeyo hoggaaminta Golaha, ilaalinta danaha shacabka iyo horumarinta dowladnimada iyo wadajirka bulshada Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Hambalyo iyo guul ayaan u rajaynaynaa Guddoonka cusub.
04/06/2026
Hambalyo Dr. MAHAD MOHAMED SHI HASSAN oo ku guulaystay Gudoomiyaha Barlamaanka Southwest State of Somalia
Xildhibaan Mohamed Ibrahim Barre .
Wuu codeeyey.
30/05/2026
Muusabadda dhaarinta xubnaha golaha wakiiladda dowladda koonfor galbeed soomaliya
Ciid Wanaagsan.
Madaxweynaha Southwest State of Somalia Hon. Jibril Abdirashid Haji ayaa maanta magaalada Baydhabo shacabka kula ciidaystay, isaga oo lug ku marayay gudaha magaalada Baydhabo Janaay, si uu farxadda Ciidda ula qeybsado bulshada qeybaheeda kala duwan.
26/05/2026
Ciid wanaagsan, Ciidul Adxaa mubaarak. Waxaan idan rajeynaynaa farxad, caafimaad, nabad iyo barwaaqo.
Allah ha naga aqbalo acmaasha wanaagsan, illahayna hanagu gaarsiiyo ciidan ciideeda bashbash iyo kheyr. Ciid mubaarak.
26/05/2026
Hambalyo iyo bogaadin ayaan u diraynaa Xildhibaanada Golaha Wakiillada ee nagu matalaya Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Waxaan idiin rajeynaynaa guul, caddaalad iyo in aad si hufan ugu adeegtaan shacabka aad matashaan. Allah ha idin waafajiyo gudashada waajibaadka qaran ee idin saaran. Guuleysta.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu
