29/05/2026
Jumca wanaagsan dhammaan taageerayaasha,xubnaha iyo madaxda Ururka Midnimada Shacabka UPP.
Xisbiga UPP waa xisbi siyaasadeed u furan shakhsi kasta oo doonaya ineey soo noqoto heybadii iyo sharaftii ummada Soomaaliyeed
29/05/2026
Jumca wanaagsan dhammaan taageerayaasha,xubnaha iyo madaxda Ururka Midnimada Shacabka UPP.
26/05/2026
Ciid wanaagsan dhammaan taageerayaasha,madaxda iyo xubnaha Ururka Midnimada Shacabka UPP.
Ku ciida daamaashaad iyo farxad..
22/05/2026
Jumca wanaagsan dhammaan taageerayaasha,xubnaha iyo madaxda Ururka Midnimada Shacabka UPP..
Jumca wanaagsan
Ololaha xisbiga Midnimada shacabka ee Doorashada Koonfur Galbeed oo habsami uga socda deeganada kala duwan ee KG.
08/05/2026
Jumca wanaagsan dhammaan taageerayaasha,xubnaha iyo madaxda Ururka Midnimada Shacabka Soomaaliyeed UPP .
05/05/2026
Magacaabis Wakiilka Xisbiga Midnimada shacabka ee Dagmada Dhuusamareeb Mudane Abdikariin Ahmed mahamed
Allaha u fududeeyo gudashada waajibaadkiisa.
04/05/2026
Magacaabis Wakiilka Xisbiga Midnimada shacabka ee Maamul Goboleedka Galmudug Mudane Raage Cilmi Xirsi Carab.
Allaha u fududeeyo gudashada waajibaadkiisa.
01/05/2026
Xisbiga Midnimada Shacabka (UPP) wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da May.
Shaqaaluhu waa laf-dhabarta horumarka bulshada iyo dhismaha mustaqbalka dalka.
Hambalyo Maalinta Shaqaalaha!
01/05/2026
Jumca wanaagsan dhammaan xubnaha,madaxda iyo taageerayaasha Ururka Midnimada Shacabka UPP..