Ciidamada Amaanka G SOOL Ayaa Toogasho ku Dishay Gabar Dadeeda Lagu Qiyaasay 11 sano Jir.
Kadib Cabaaro 5 Galabnimo is ka Hor imaad Kadhashay Arday Ku xareysnaa School Boadhin ah Oo ay isku af dhaafeen Arday Gadoodsan Iyo Qaarkamida Barayaashi Bodhinka.
Waxaana maamulka School ka Boodhinka ahi maamulkiisu Gargaar waydisteen Ciidamada Amaanka ee G SOOL kadib markii Xaalada Amni ee iskoolku Faraha kabaxay Ardayduna Ahaayeen kuwo Anan laxakameyn kareynin.
Gabadha marxuumada ah ayaa Daris la ahayd Schoolka kahor inta Anay Gaysanin Ciidamadu shilkan kadib markii Askartu Rasaasayn Ooda uga qaadeen Ardaydii iyo Xaafadaha ku xeernaa Kadibna Hooyga gabadhu Xabadu ugu tagtay xaafadeeda Halkaas oo ay ku Qudh weyday Gabadhaasi
Ciidamada Ayaanan umeeldayin Dhalinyaradda Gadoodsan Iyo Xaafadaha ay huwiyeen Rasaas ta Ciidamada Amaanka Ee Gobolku
Dolka MEDIA
Docolka baraameed
Informations de contact, plan et itinéraire, formulaire de contact, heures d'ouverture, services, évaluations, photos, vidéos et annonces de Docolka baraameed, Service social, Democratic Republic of the.
Vous voulez que votre entreprise soit Service Du Gouvernement la plus cotée à Democratic Republic of the ?
Cliquez ici pour réclamer votre Listage Commercial.
Cliquez ici pour réclamer votre Listage Commercial.
Emplacement
Type
Site Web
Adresse
Democratic Republic Of The
