Idil bashiir idil ayruush
Anwar tooti β€οΈπ
Janaale Wadani
Kuso dhawow page ka janale wadani halkan waxad kale secon donta dhanmman wararka iyo Muqaalo Qurux Baddan oo Dalka iyo Deegaanka ah
War.bal. Ninkaas sheeko
Xumidiisa dhowr ππ
11/06/2026
Waxaan hambalyo iyo duco u dirayaa Nusayma Mohamed iyo saygeeda Abdiwahab Mohamed oo maanta meherkoodu ka dhacay Qabridahar.
Alle ha idiinka dhigo guur barako leh, jacayl iyo is-afgarad ku dhisan, kana yeelo kuwii is-ku waara ee ubad khayr qaba kala hela.
Kooxda. Nin culus baa ku soo
Biiraye soo dhaweeya
11/06/2026
Waxaan si xushmad leh uga codsanaynaa Dowladda Somaliland inay xorriyaddiisa dib ugu soo celiso Sadiq Farah Haybe
Sadiq Burco wuxuu u tegay jacayl iyo xiise uu u qabay magaalada, mana mudnayn xadhig ee wuxuu mudnaa soo-dhaweyn iyo marti-soor.
11/06/2026
"Caqli yari waa culays, caqli badanna waa sharaf." πΏβ¨
Hadaad saaka Caafimaad qab ku toostey, Allah casa wajala u mahadceli oo "Alxamdulilaah dheh"
Xirfad iyo Himilo Sarre oo kugu jirta k**a joojin karto Geedigaagii Hal Fursad ku Seegtay insha allah Waxaan ku Rajaynyana Guulo kale Baddan Garsoore sarre Omer artan
Wllky cali Yare waa nin
Xigmad Badan ka Buuxaan
Weeye β€οΈπ
10/06/2026
Qofna ha isku hallayn meel qarsoon! π
Xataa masaajid haddaad joogto, hal ilbidhiqsi ayaad mashquulsan tahay, sawirkaaguna Facebook ayuu soo gaaray. πΈπ
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Telephone
Website
Address
Addis Ababa
3020
