13/05/2026
Dhifiq iyo aabihii oo isla ekaaday. Aabanimo guulqyso. Like share
Follow dheh Page ka Kobac media
Naga Filo Madaalo iyo muqaalo ku qanciya marwalba🫶🏻🖐🙏
13/05/2026
Dhifiq iyo aabihii oo isla ekaaday. Aabanimo guulqyso. Like share
Follow dheh Page ka Kobac media
13/05/2026
Ma geesinimaa mise doqonimo in Xafladii arooskaaga 💍 oo waliba labada Family ay wadan joogan inaad Saan ku hor samaysaan ?
Adiga ahaantaada maleedahay Damiir iyo Geesinimo aad saan ku samayso?
- Kobac media ahaan haa marna waa sax marna waa wax qurux badnayn sababtoo ah dadka dhalay gabadha Hortaa in lagu sameeyo ma fiicna lkn .
Hadii aysan joogin waalidkaaga iyo waalid ka gabdha waa wax kuu banaan♥️🫡
13/05/2026
Wiilkan waa wiil Soomaaliyeed, wuxuuna ku faanayaa inuu gabar ajnabi ah oo cadan ah helay. asagoo sheegaya inuu helay “dhul cad.😅😂 Farxadaaass ka Muuqata Waa qoftaass Cad.😁😂.
Adi ma jeclaan lahyd qof Ajanabi ah inaa Noloshaada la Wadaagtid? 💔😅
09/05/2026
Ilaa hada waan fahmi la ahay Ninkaan ma feminist buu la shaqeeyaa
Mise waa AI
Meshaan ku yaabay ban fadhiyaa
Follow dheh Kobac media
05/05/2026
Maxaad ka fahantay Hadii weynaan iyo duqnimo lagu kala sareyn lahaa cidna wax ma barateen🤔
Sidee unaragtaa sawirkan🙏✨️
04/05/2026
Subaxaanalaah🤯🙀
03/05/2026
Subxaanalah 🤣🤣
War dhalinyaro meeshaas hilibka bakaylaha iyo sagaarada lagu gado waa xageee
Bal isoo sheega😀🤯
Follow dheh Kobac media
01/05/2026
Walahi waa hadal xaqiiqo ah Wehelka saxdaa waa saalaada iyo samirka🥺♥️
Love saar ♥️ follow na ii taabo🙏🫡
30/04/2026
Usoo kala codeeya Hablahaan
Somali girls ❤️
American girls 😂
29/04/2026
In Naag nunkeeda Lugaha u dhunkato Si Public ah ma wax saxan baa
Ileen Waxay lamid thy Naag dadka Hortoda Anshax xumo Kusameynasa
........
Maxay kula tahay adiga🤔
Kobac media
13/04/2026
Waa imisa /Meeqa Gabdhaha ku la dhashay🤔
Follow dheh Kobac media