Wacdi ibraahim aadan -mr caroog"

Wacdi ibraahim aadan -mr caroog"

Share

Social

Photos from Wacdi ibraahim aadan -mr caroog"'s post 15/12/2023

Haplyo haplyo wllky shaakir bashiir cali iyo wllshy faa iiso maxamed cabdi oomaherkoda ka dhacay gobolka afdheer gaar ahan dagmada hargele isku waara wiil iyo caano kala hela aamin aamin

Photos from Wacdi ibraahim aadan -mr caroog"'s post 08/12/2023

Hogaaminta Guddiga sare ee degmada God-God oo ay ugu horeyso Gudoomiye-kuxigeenka degmada Marwo Raxmo Deeq aya saaka kormeer iyo u-kuurgalid ku sameeyay Goobaha adeeg bixinta bulshada (Caafimaadka iyo Waxbarashada).

Kormeerkan ayaa daarnaa xaqiijinta tayada adeeg-bixinta iyo habsami-usocodka adeega bulshada loo hayo iyo ka warhaynta Xanuunada soo daakhilay xilli-roobaadka.

Photos from Somali Prosperity Party-ብልጽግና's post 08/12/2023
01/12/2023

Xadiith: N°17
Naxariista

Waxaa laga weriyay Abii Yaclaa Shaddaad ibn Aws (Allah haka raalli noqdee),

”Inuu yiri Rasuulkii Ilaahay (s.c,w.): Wax walba waxaa llaahay u waajibiyay samafal, haddii aad wax dileysaan si wanaagsan wax u dila oo ha ku silcinina nafta waxa la dilayo, haddii aad wax gowraceysaan si wanaagsan u gowraca, qofka wax gowracaya waa inuu middida soofeeyo uu neefka u raaxeeyo.” [Muslim].

Sharaxa: Xadiiska Todobo& Toban
Wuxuu ka hadlayaa xadiiskani sida islaamku naxariista ugu dadaalayo, maxaa yeelay, qofkii muteystay in la dilo waa in islaamnimada loogu naxariisto oon nafta lagu silcin, marka waa in qalabka lagu dilayo yahay mid dhaqso nafta uga qabanaya, Naxariistaasi kuma koobna dadka ee waxaa loo naxariisanaya xoolaha iyagana waa in loo fududeeyo oo lagu gowraco middi aad u afweyn oo markiiba u raaxeysa.
FAA’IIDADA XADIISKA

Qiimaha naxariistu ku leedahay Diinta Islaamka,

Qofka la ciqaabaayo waa inaan si xun oo silic ah loo ciqaabin,

In xoolaha loo naxariisto,

Marba haddii loo ixsaan falayo qofka nafta laga qabanaayo marka kan noolna waa in loo ixsaan falo oo laga dhowro dhibka, cadaadinta, qallooca iyo dulmiga.

27/10/2023

Waxaa dib-u-habeeyn lagu samayn doonaa shaqaalaha dawladda si loo tayeeyo korna loogu sii qaado adeeg- bixinta bulshada"
Madaxwaynaha DDS Mudane Mustafa Omer

Photos from Wacdi ibraahim aadan -mr caroog"'s post 12/10/2023

Waxaa saaka Xarunta Caafimaadka degmada God-God laga bilaabay Screen-ka Hooyooyinka iyo Caruurta 5 sano Jirka oo ay iska kaashadeen Xafiiska Caafimaadka iyo Hay'ada Islamic Releaf.

Want your business to be the top-listed Government Service in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


020
Jijiga