20/03/2022
Waxa kormeer ku so sameyey habka ay shaqadu u socoto mareyaha center ka fafen oo lagu beeray dhul dhan 4 hiktar Calaf iyo siidh badin
sido kale waxay dhul banayn ku wadaan dhul kale oo lagu beerayo calaf cusub waxana ka warbixiyey mareyaha centerka fafen mudan cabdi maydhane iyo masuuliinti shaqada gacanta ku haysay
