Abwaan Camaari

Abwaan Camaari

Share

Abwaan Camaari is a Somali winner award poeter and social activist🇸🇴 Abdikarim Hassan Mohamed

13/06/2026

Martida Xafladda Galbiska Guurwadareeeka Guryosamo 2026 ee Hoolka Shariif Saalax💕

13/06/2026

Martida Xafladda Nikaaxa Guurwadareeeka Guryosamo 2026 ee Masjidka Cali Jimcaale

13/06/2026

Midbaa Qadaad weyn kusoo qoray 😀

12/06/2026

Midbaa igu yiri kawaran haddii Garsoore Omar Abdulkadir Artan xaflado iyo soodhaweyn loogu sameeyo Waddamo badan oo Africa ah gaar ahaan kuwa dariska ah maadaama Africa oo dhan uu matalayo balse waxaan ku iri
“Wax kasta ayaa dhici kara” 😳

10/06/2026

Garsoore heer caalami Omar Cartan iyo soodhaweyntiisi

07/06/2026

Xafladda Nikaaxa waxa ay ka dhacaysaa Masjidka Cali Jimcaale Jimce 26/06/2026, halka Xaladda Galbiska ay habeenkeeda ka dhacayso Hoolka Shariif Saalax Km4.

07/06/2026

Farmaajo iyo Shiikh Sharif
: Siyaadad Aabehed .... Yaa waa waalan yaase Fiyow

04/06/2026

Walhi aad ayaan oga xumahay In Dhallinyarada Rajadooda sidaan loogu cayaaro bal eeg waxa ku dhacay ganacsigii isbuuc ka hor ay xariga ka jartay

04/06/2026

Cadawgaa ku farxay wixii ka dhacay Xamar.

04/06/2026

Xalay markaan Dhallinyarada la hadlayay ayaan ku iri markii aad dhimataan ayaa xal lagaari doonaa, hadda kuwii xalay labada dhinc ka dhintay maxay faa’iido qabaan?

Want your business to be the top-listed Government Service in London?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


London
E50QR