Buale Online

Buale Online

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Buale Online, Public & Government Service, Nairobi West, Nairobi.

25/12/2024

Xildhibanada iyo siyaasintii taabacsana maamulkii dhacay ee Ahmed madobe oo shir ku qabtay nairobi ayaa sheegay in ay taagereen sheikh shariif dorashada madaxtinimo ee dalka somalia.

Photos from Buale Online 's post 24/11/2024

Ra’iisulwasare Hamze Abdi bare ayaa xalay madaxweyne Hasaan sheikh ka codsaday in dawlada federalka ah ay aqoonsi siiso ilyaas Gabose oo ah nin ka xanaqay midowgii musharixiinta kadib markii looga adkaaday doorashadii dhax martay musharixiinta.

Madaxweyne Hassan ayaa arrintaas si cad u diiday isago u sheegay Hamze in ay macquul ahayn.

‘’Hamze Abdi bare ayaa habben h**e u sheegay midowga musharixiinta in ay doorasho dhaxdooda ah galaan qofkii kuso baxana madaxweyne loo doorto. Laakin markii laga guuleystay ninkii ay ilma aderta ahaayeen ee uu lacgta soo siiyay ayuu ku amray in uu diido oo uu isku caana shubo.

23/11/2024

Waxaan h**ey u diidey caana shubka ahmed modoobe wado sido kale marnaba ma aqbali doono caana shubka xamse uu abaabuley Dr abdulahi ali

23/11/2024
23/11/2024

Musharixiinta isku besha ah ee kala ah ilyaas badal , shaafi raabi Sheikh dahir aya ku caana shubay ilyas badal oo uu Hamze lacag soo siiyay

Musharixiinta kale aya iyaguna lagu wada in ay dorasho qabsadaan saacadaha soo socdo.

23/11/2024

Boqolaal ka ka mid ahaa ciidamada axhmed madoobe ayaa saaka ja soo baxay difaaca madaxtooyada waxayna ku kala biireen cidamada darwashiita beleysan ee musharixiibta mucaradka ah

Cidamadii oogu xooga badnaa oo ku hubeysan hubka culus ayaa hada soo garay aaga u during Dr abdullahi waxayna xirteen dhamaan wadooyinka soo gala xafada uu dr abdulahi dagan yahay.

Halka ciiidamo badan kale ay gareen guriga mudane ali rage iyo ilyaas gaboose

Waxaa jiro in cabsi laga qabo in ay kooxda alshabaab oo garab sineysa ahmed madoobe ay so galaan magalada

Wasiirka amaniga Juba land ayaa shegay in amaanka kismayo qarka u saran yahay in uu burburo

Besha calamka ayaa ahmed madobe ku war galisay in uu ka fogado colaad hurin kasta

Photos from Buale Online 's post 07/11/2024

Kismaayo maalmahan waxaa
kusoo wajahan Musharaxa oogu saamaynta badan masharixiinta Jubalandh Dr Abdullahi Ali

Photos from Buale Online 's post 08/09/2024

Musharax madaxweyne jubbaland Dr Abdullahi Ali ayaa xalay magalada Nairobi ee casimada kenya kula hadlay dadka reer jubbaland ee kunool kenya. Dr Abdullahi oo halkaas ka jediyay khudbada dheer ayaa kaga hadlay wixii ay jubbaland soo martay isago oogu dambeynaa sheegay in la jogoo wakhtigii isbadalka.

Dr Abdullahi ali oo ah siyaasi aragti ahaan aaminsan in shacabka somaaliyeed rabitaankooda lagu shaqeeyo ayaa shacab weynihii xalay u yimiid u sheeg in uu diyaar u yahay in uu hormuud u noqon doono isbadal nabad ah oo ka dhaco maamulka jubbaland. Wuxuu sido kale la wadaagay ajendihiisa siyasaded

Halkaan kalasoco ayado muqaal eh mardoow
Online

02/09/2024

MUSHARAX DR. ABDULLAHI ALI BARRE AYAA AJENDEHIISA SIYAASADDEED EE JUBBALLAND KU SOO BANDHIGI DOONO MAGAALADA NAIROBI DALKA KENYA XARRUNTA 7 SEPTEMBER:-
------------------------------------------------------------------------------------------
Musharax Madaxweyne Jubbaland Abdullahi Ali Barre ayaa sabtiga horteena ah dadka Reer jubbaland ee ku dhaqan kenya ooguso bandhigi doono ajendihiisa Siyaasadeed ee uu ku doonayo Hoggaaminta Maamulkaas.

Xaflad uu heerkeedu sareeyo oo ka dhici doonto xarunta shirarka oogu weyn Kenya ee ayna kaso qeyb gali doonan siyaasiyiin, Odayaasha dhaqanka, iyo Shacabka Reer jubbaland ee Kenya ayuu DR. Abdullahi Ali Barre kula hadli doona halkaasi.

DR. Abdullahi oo ah Musharaxa isbadal doonka ah ee wakhtigan oogu weyn Jubbaland aya muddooyinkan dambe waday kulamo wada tashi ah oo uu la yeelanayay dadka reer Jubbland ee ku dhaqan dibada iyo wadamada dariska ah,

DR. Abdullahi Ali ayaa marar badan sheegay in uu ka shaqeyn doono sidii loo heli lahaa doorasho xor ah oo dadka Reer Jubbaland Saarsiiso isbadal u horseedo nabad iyo Barwaaqo.

Fadlan ka soo qeyb Gal Wanaagsan barnaamijkan oo uu DR. Abdullahi Ali Barre ku shaacin doono ajendihiisa Siyaasadeed sidoo kale na uu kaga hadli doono xaaladaha dalka Gaar ahaan Ismaamulka jubbaland ee Somalia.

live kalasoco malintas

Photos from Buale Online 's post 26/08/2024

Musharax madaxweyne jubbaland Dr Abdullahi Ali ayaa kulan xogwareysi ah oogu tagay Ra’iisulwasarihii h**e ee dalka kenya ahna musharax gudomiyaha midowga Afrika Raila odinga

Kulanka waxa sido kale goob joog ahaa xoghayihii h**e ee urur goboledka IGAD Danjire mahbuub mo’alim

Want your business to be the top-listed Government Service in Nairobi?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Nairobi West
Nairobi