Salaam Academy

Salaam Academy

Share

Salaam Academy waa akadeemiyad bixisa koorsooyin iyo adeegyo bulshada u baahantay.

22/11/2023

Kusoo dhawow machadka barashada culuumta computer-ka ee Salaam Academy .

Kala xiriir 61 8093048

15/10/2023

Waa MohamedNor Ali Hassan oo ka mid ah ardayda machadka Salaam Academy oo ugu baaqayo bulsho waynta degmada in ay kusoo biiraan machadka, kana faa'iidaystaan culuumta lagu dhigayo.

61 8093048

13/10/2023

Waa dufacadii 2aad ee machadka Salaam Academy .
Fadlan haddii aad daneynaysobarashada culuumta computer-ka , inagu soo booqo xaruntanada tasoo ku taal waddada Air port-ka kasoo horjoodka isbitaalka istanbuul ama bareefadka Aqoon bille.

Nagala soo xiriir 61 8093048

Want your business to be the top-listed Government Service in Garbahaarrey?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Garbahaarrey