Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dowladaha Hoose iyo Dib-u-heshiisiinta Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Mohamed Isack Osman (Fanax) oo ka hadalay Munaasabada Dhaarinta Xubnaha Cusub ee Golaha Wakiilada Dowladda Koonfur Galbeed
Rajo Media Group
baidoa
Hogaamiyaha ku meel Gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ka qeybgalay Munaasabada Dhaarinta Xubnaha Cusub ee Golaha Wakiilada Dowladda Koonfur Galbeed oo Munaasabadooda Dhaarinta ka qabsoontay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.
Hogaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa munaasabadda barakeysan ee Ciida Carafo awgeed waqti kula qaatay shacabka ku sugnaa bartamaha Magaalada Baydhabo, kuwaasi oo isugu soo baxay dabaaldegga farxadda Ciidda.
Hogaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji iyo Gudoomiyaha Golaha Shacabka BFS Mudane Shekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa maanta boqolaal kamid ah masuuliyiinta Dowladda, culumaa’udiinka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada kula oogay Salaadda Ciidul Adxa Aqalka Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo.
Wasiir Abdisalaan Abdi Ali Dhaay Mudo Kooban muxuu ka qqbtay Degmada Diinsoor, sidee umeteley Reer Diinsoor.
Hogaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji oo uu wehliyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay ayaa maanta safar shaqo ku gaaray Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay.
Hogaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad lagu qeybinaayey deeq raashiin ah oo la gaarsiiyey in ka badan laba kun oo qoys oo ku nool Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay.
Hogaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay ayaa maanta si wadajir ah xarigga uga jaray dhismaha Garoonka Ciyaaraha Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay.
Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa shir guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed oo ka qabsoomay Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Website
Address
Baydhabo
