Xaflad ballaaran oo lagu taageerayay Xildhibaanad Rahma Abukar Salah oo kamid golaha wakiilada Dowlada Koonfur Galbeed ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Radio Konfur Galbeed Somalia
This is the official page of Southwest State Radio, Somalia
Kulan ay isugu yimaadeen dhalinyaro, wax-garad, mas'uuliyiin iyo Guddoomiyaha Arrimaha Bulshada degmada Wanlaweyn Mudane Maxamed Cabdalle Ibrahim ayaa hambalyo iyo bogaadin loogu diray Guddoomiyaha Baarlamaanka 3-aad ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Mahad Mohamed Sheikh Hassan.
04/06/2026
Wasiirka Warfaafinta Dowladda Koonfur Galbeed, Dr. Maxamed Ibraahim Bilaal, ayaa hambalyo u diray Guddoonka cusub ee Baarlamaanka 3-aad ee Koonfur Galbeed, oo loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dr. Mahad Maxamed Sheekh Xasan, Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Aadan Xasan Usaama, iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Shamso Maxamed Yarow.
Wasiir Bilaal ayaa Guddoonka cusub u rajeeyay inay si hufan oo masuuliyad leh u gutaan waajibaadkooda, isla markaana ay ka shaqeeyaan horumarinta iyo xoojinta hay’adaha dowladnimada Koonfur Galbeed.
: Garmqalka Askar Ku Eedeysan Qal-qal gelin Amni
Garmqalka Askar Ku Eedeysan Qal-qal gelin Amni
"Caawa sharaf weyn ayay inoo tahay inaan casho-sharaf u sameyno 19 mudane oo ka tirsan ururradii siyaasadeed ee ka qayb galay doorashooyinkii Koonfur Galbeed ka dhacay, kuwaas oo caawa diyaar u ah inay codkooda siiyaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)"
Xildhibaan Ismaaciil Ciid:
"Waxaan u tanaasulay Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoowe dhamaan Xildhibaanadii aan diyaarsaday isaga ayaan siiyey"
Musharax Madaxweyne Cabdifitaax Geesey
"Sheekh Aadan Madoobe waa Madaxweynaha Koonfur Galbeed. Waxa keliya ee u harsan waa dharta. Dad badan oo bannaanka jooga waa lagu qancin doonaa, waxaana la tusi doonaa tabartooda"
Wasiirka Wasaradda Warfaafinta Dowlada Koonfur Galbeed mudane Maxamed Ibraahim Bilaal.
Gudoomiyaha Degmada Diinsoor, ahna Duqa Magaalada, Mudane Ibraahim Maxamednuur Shigshigow, ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jaray Suuqa Bacaadlaha ee degmada oo ah suuq cusub oo muhiim u ah bulshada deegaanka
Xaflad Balaaran oo Taageero loogu Muujinaayey Xildhibaanad Rahma Abukar Salah oo ka dhacday Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Baydhabo
