Omar Abdulkadir Artan, Your professionalism, resilience, and positive attitude are truly inspiring. Wishing you all the best in your refereeing journey ahead. Bigger opportunities await you, Insha Allah. Stay strong and keep raising the flag high, Omar Artan. ❤️⚽👏”
Engr Abdirahmaan Sayid
Head of Engineering Department – Bosaso Municipality | Infrastructure & Urban Development
26/05/2026
🌙 Eid Mubarak 🌙
Ciiddaan barakaysan waxaan dhammaan ehelka, asxaabta iyo ummadda Muslimiinta ah u dirayaa hambalyada Ciidul Adxaa. Alle ha naga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana inaga dhigo kuwii ku gaara caafimaad, nabad iyo barwaaqo.
Waxaan Alle ka baryayaa inuu qalbiyadeenna mideeyo, dalkeenna iyo dadkeenna ku mannaysto amni, horumar iyo barako joogto ah.
Ciid Mubaarak, Ciid Wanaagsan! 🤍✨
26/05/2026
I will be here one day In’Sha’Allah!
Bossaso Bilan Oo Bilicsan🏗️
Waxaan ku faraxsanahay in wajiga 2-aad ee mashruuca interlock-ga magaalada Boosaaso uu meel wanaagsan marayo, gaar ahaan qaybtiisa 3-aad oo si dardar leh u socota.
Mashruucan interlock-gu wuxuu door weyn ka qaadanayaa horumarinta bilicda magaalada, tayeynta waddooyinka iyo fududeynta isku socodka bulshada iyo gaadiidka.
Waa tallaabo muhiim ah oo ka tarjumaysa horumarka iyo isbeddelka muuqda ee ka socda Boosaaso. 👏🏽🏗️
Dowladda Hoose ee Bosaso
Engr Abdirahmaan Sayid
Head of engineering department Bosaaso municipality
My City Bossaso
15/05/2026
Hambalyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May 🇸🇴💙
15-ka May waa maalin qiimo weyn ugu fadhida shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan dhalinyarada. Waa maalin lagu xasuusto halgankii iyo doorkii geesinimada lahaa ee dhalinyaradii SYL ay ku lahaayeen xorriyadda iyo midnimada dalka.
Dhalinyaradu waa laf dhabarta horumarka, rajada mustaqbalka, iyo xoogga dib u dhiska qaranka.
Alle ha inaga dhigo dhalinyaro dalkooda, dadkooda iyo diintooda u adeegta si daacadnimo leh.
Hambalyo dhammaan dhalinyarada Soomaaliyeed ❤️🇸🇴
Soomaaliyeed
Engr Abdirahmaan Sayid
Shuhada Stadium 🏟️.
With Wariye Sare Mohamed Yusuf Bakayle. Ku soo dhowaw Bossaso Deeqa.
Kulan muhiim ah oo dhex maray DT Global iyo Dowladda Hoose ee Bosaso, kaas oo diiradda lagu saaray horumarinta mashruucyada muhiimka ah ee magaalada.
Waxaa si gaar ah looga wada hadlay:
• Mashruuca Corniche
• Horumarinta Nursery-ga (cagaarinta magaalada)
• Maareynta qashinka (Waste Management)
Kulankan ayaa ahaa mid lagu xoojinayo iskaashiga iyo dardargelinta mashaariicda horumarineed ee kor u qaadaya bilicda, nadaafadda iyo adeegyada aasaasiga ah ee magaalada Boosaaso.
Dhammaan dhinacyadu waxay muujiyeen sida ay uga go’an tahay in si wadajir ah loo hirgeliyo qorshayaashan muhiimka ah.
🤝🌿🏙️
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Netco
Bosaso
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |
