19/02/2024
Ugu danbayn waa lala goostay lacagtii umada laga qaaday
very very business
19/02/2024
Ugu danbayn waa lala goostay lacagtii umada laga qaaday
08/01/2024
Hanbalyo hanbalyo shacabka soomaliyed gaar ahaan reer Puntland,
Deni kali ma guulaysan ee shacabka ayaa guulaystay.Alx
03/01/2024
🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇪🇬 masar
Shirkii jabuuti ku dhex maray Saddexda ilma irir-samaale ee
Madaxwayne Dani uu dhaliilay.
Qofka kasta cawo ma ogaaday wixi looga hadlayay iyo ujeedkii laga lahaa?
Ceebtiis ma ahan ee waa caadadiis Bad lagado ama la xaraasho.
01/01/2024
2024 dhaartu nooce noqon doontaa?
06/12/2023
TANAASULKU WAA ASTAAN GEESI LAGU YAQAAN.
Geesi waa kii Bulshadiisa iyo wax garadkiisa utanaasula
Una hogaansama go'aamadooda si looga baaqsado
Khilaaaf sababa khasaaro nafeed iyo mid maalba.
Mudane madaxwayne Waa dadaashay
Runtii Go'aan Geesinimo leh baad Qaadatay oo hadana kharaad badan
KU khasaarimayso in sha Allah.
=Riyo laguma seexdee.
=Runtaa lagu rafaadaa.
=Ra'yi Keene wacan noqo.
=Ama raace Sharaf badan.
=Role model ha ka dhigan .
=Ruux aad kawacan tahay.
Markasta kafikir meesha aad ku liidato iyo meesha aad ku fiican tahay.
Aldaarodiyah