Garbahaareey District, The Capital City of Gedo Region

Garbahaareey District, The Capital City of Gedo Region

Share

Ku xirnow boga rasmiga ah ee degmada Garbahaarey ee xarunta gobalka Gedo si aad u hesho xogihii oogu danbeeyay ee degmada iyo gobalkaba.

kuso biir boga hadii ad danaynayso xogaha Garbahaarey iyo Gedo. Fadlan gaarsii inta uusan gaarin

Photos from Garbahaareey District, The Capital City of Gedo Region's post 07/04/2025

DEGMADA GARBAHAREY

Kulan ay maanta yeesheen Maamulka degmada Garbaharey iyo saraakiisha laamaha Amaanka sidoo kalana uu cod saday Gudoomiyaha degmada Garbaharey ayaa ula jeedkiisu ahaa Xil wareejin iyo dar daaran uusoo jeedinaayay Gudoomiye iimaan cadow kaarshe oo maalmaha inagu soo daan u anbabixi doono Dalka sacuudi caribiya halkaas oo uu kusoo gudan doono acmaasha xajka ayaa sheegay inuu shaqada sii wadi doono Gudoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada cabdi bare dhagey loona Baahanyahay in lagu shaqeeyo
Gudoomiye iimaan cadow oo halkiisa sii wato ayaa Fariin u diray Dhamaan shacabka ku dhaqan degmada garbaharey kana codsaday iney Cafiyaan isaguna uu cafiyay.

Isha warsame xaaji faarax

Photos from Garbahaareey District, The Capital City of Gedo Region's post 28/01/2025

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

kooxda SYL oo ku guulaysatay League Cup ka Degmada. Ciyaar adag oo ay fooda is dareen dhigooda kooxda G Stars ciyaarta oo kusoo dhamaatay (2:0)

SYL CHAMPIONS OF GARBOπŸ†πŸ†πŸ†πŸ™

Sidoo kale waxaan bogaadinayna naadiga G Stars oo kaalinta 2aad ku dhameystay.

Hambalyo ayaa leeyahay labadda team ba ciyaarta wanaagsan oo aad so bandhigteen.

SPORTS HORMAR LEH.

Want your business to be the top-listed Government Service in Garbahaarrey?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Garbahaarrey