Qaar kamida gudiga uqareemida dhismaha Raasi-casayr University || Kulanka uqareemida dhismaha Jaamacada Raasi-casayr University oo lagu qabtay magaalada Boosaaso
Puntland State TV
Official page of Puntland State TV which is a public broadcasting network of Puntland State. Its headquarters are capital of Garowe.
The service also maintains an office in London. Founded in April 2013. Difaacaha Danaha Puntland
Hadal-jeedinta:-Kaptan Yaasiin Saalax Cumar || Kulanka u qareemida dhismaha Jaamacada Raasi-casayr.
04/06/2026
Gaalkacyo:Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Mohamed Baarri Shire ayaa maanta Shir-Guddoomiyay kulan looga hadlayey amniga Gobolka Mudug, kaas oo uu la qaatay Guddoomiyeyaasha Gobolka Mudug ee Puntland Iyo Galmudug.
Kulanka waxaa sidoo kale ka qayb galay xubno ka Tirsan Golaha Wasiirrada Dowladda Puntland, Guddoomiyaha Gobolka Mudug, Duqa Degmada Gaalkacyo ee Puntland, Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Mudug, Agaasimaha Madaxtooyada Gaalkacyo ee Dowladda Puntland, Guddoomiyihii H**e ee Gobolka Mudug, iyo masuuliyiin kale.
Intii uu kulanku socday, waxaa si qoto dheer looga Hadlay xaaladda amni ee Gobolka Mudug, iyo sidii Loo xoojin lahaa wada-shaqaynta dhinacyada ay khusayso si loo ilaaliyo nabadda iyo xasilloonida Deegaanka si wadajir ah.
04/06/2026
WAR-SAXAAFADEED
04 June 2026.
Sacdiya Jaamac Gurey oo kamid ah jaaliyada Dalka UK London ayaa Xaflad Soo dhoweyn ah usamaysay Senator Abdi Xaashi Goley.
WAREYSI:-Q-2aad:- Wasiirka wasaaradda Howlaha guud ee DPL Mudane Farax Cawad Jaamac yaa warbaahinta DPL uga waramay shaqooyinka wasaaradda, Dhismayaasha wadooyinka, Biyo Saarka dhismayaasha xarumaha Dawladda iyo qodobo kale.
Shiine Abdi Ahmed
Hadal-jeedinta:-Abwaanad Ruun Dooxajoog || Kulanka u qareemida dhismaha Jaamacada Raasi-casayr.
Hadal-jeedinta:-Suldaan Maxamed Muuse Gudoomiyaha Gudiga Horumarinta degmada Bosaaso || Kulanka u qareemida dhismaha Jaamacada Raasi-casayr.
"Anigu waxaan noqonayaa qofka uhoreeya ee bixiya lacagta uhoraysa....Ganacsade Cali Xoolaside.
Hadal-jeedinta:-Gudoomiyaha degmada Bareeda ee gobalka Raasi-casayr || Kulanka u qareemida dhismaha Jaamacada Raasi-casayr.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Wadajir
Garowe
252
