Taliyaha Hoggaanka Xiriirka Bulshada Dowladda Puntland G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Manta Safar Shaqo ku Tagay Magalooyinka Carmo iyo Ceeldaahir ee Gobolka Bari Halkaas oo kulamo lagu xoojinaayo wadashaqaynta Booliiska iyo Bulshada Rayidka kaasoo lagu iftiiminayay sidii faham guud looga qaadan lahaa xiriirka bulshada iyo Community Policeka.
Safarkaan Shaqo ayaa Taliyaha Waxaa ku Wehliyay Gudoomiyaha Ururka Haweenka Gobalka Bari' Kaafi Cali Jiire iyo Taliyaha Hoggaanka xiriirka Bulshada ee Gobalka Bari Dhame' Aamina Salaad Ciise.
Taliye Xuseen ayaa kulan Magalada Ceeldaahir kulan kula qaatay Taliyaha Saldhiga Degmadaas iyo Maamulka kaas oo lagu Xoojinaayay wada shaqeyn guud oo dhex marta Bulshada iyo Community Policeka si la iskaga kaa shaqado wada shaqeyn guud oo ku imaata Hanaan Hufan oo Shaqo.
Sidoo kalle Taliyaha Hoggaanka Xiriirka Bulshada Dowladda Puntland G/Sare Xuseen Cali Maxamuud Ayaa Degmada Carmo kula kulmay Duqa Degmada iyo ururada Bulshada Rayidka ah kaas oo looga warbixiyay Howlaha Baaxada Leh ee Amaanka iyo wada shaqeynta Booliska iyo Bulshada kaas oo lagu Cadeeyya in ay tahay mid wanaagsan wada shaqeyntooda Guud.
Tan iyo Markii Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane H.E Said Abdullahi Deni, Taliye Xuseen U Magacaabay Hoggaanka Xiriirka Bulshada Dowladda Puntland ayaa wacyigalino ku saabsan wada shaqeynta Booliska iyo Bulshada laga bilaabay Qaar kamid ah Gobolada iyo Degmooyinka Puntland si la iskugu xiro Booliska iyo Bulshada taas oo qeyb weyn ka ah Hanaanka Booliska Dowlada Puntland iyo Shacabka Puntland. See less
G/Sare Xuseen Cali Maxamuud
Official page, KarKaar Police Department, Puntland State of Federal Republic of Somalia. Pl
03/06/2026
Taliyaha Hoggaanka Xiriirka Bulshada Dowladda Puntland G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Manta Safar Shaqo ku Tagay Magalooyinka Carmo iyo Ceeldaahir ee Gobolka Bari Halkaas oo kulamo lagu xoojinaayo wadashaqaynta Booliiska iyo Bulshada Rayidka kaasoo lagu iftiiminayay sidii faham guud looga qaadan lahaa xiriirka bulshada iyo Community Policeka.
Safarkaan Shaqo ayaa Taliyaha Waxaa ku Wehliyay Gudoomiyaha Ururka Haweenka Gobalka Bari' Kaafi Cali Jiire iyo Taliyaha Hoggaanka xiriirka Bulshada ee Gobalka Bari Dhame' Aamina Salaad Ciise.
Taliye Xuseen ayaa kulan Magalada Ceeldaahir kulan kula qaatay Taliyaha Saldhiga Degmadaas iyo Maamulka kaas oo lagu Xoojinaayay wada shaqeyn guud oo dhex marta Bulshada iyo Community Policeka si la iskaga kaa shaqado wada shaqeyn guud oo ku imaata Hanaan Hufan oo Shaqo.
Sidoo kalle Taliyaha Hoggaanka Xiriirka Bulshada Dowladda Puntland G/Sare Xuseen Cali Maxamuud Ayaa Degmada Carmo kula kulmay Duqa Degmada iyo ururada Bulshada Rayidka ah kaas oo looga warbixiyay Howlaha Baaxada Leh ee Amaanka iyo wada shaqeynta Booliska iyo Bulshada kaas oo lagu Cadeeyya in ay tahay mid wanaagsan wada shaqeyntooda Guud.
Tan iyo Markii Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane H.E Said Abdullahi Deni, Taliye Xuseen U Magacaabay Hoggaanka Xiriirka Bulshada Dowladda Puntland ayaa wacyigalino ku saabsan wada shaqeynta Booliska iyo Bulshada laga bilaabay Qaar kamid ah Gobolada iyo Degmooyinka Puntland si la iskugu xiro Booliska iyo Bulshada taas oo qeyb weyn ka ah Hanaanka Booliska Dowlada Puntland iyo Shacabka Puntland.
Wax ka Baro Community police.
02/06/2026
02/06/2026
02/06/2026
Taliyaha Hoggaanka Xiriirka Bulshada Dowladda Puntland G/Sare Xuseen Cali Maxamuud Ayaa Magaalada Boosaaso ku qabtay kulan lagu xoojinayo wadashaqaynta Booliiska iyo Bulshada Rayidka kaasoo lagu iftiiminayay sidii faham guud looga qaadan lahaa xiriirka bulshada iyo Community Policeka
Dhinacyadii ka qayb galay kulankan ayaa isla meel dhigay xiriirka bulshada iyo Community policeka iyagoo Ku Amaanay Taliyaha Hoggaanka Xiriirka Bulshada Dowladda Puntland Kulankan ay ka dhaxleen fahamka Xiriirka Bulshada Cominity Booliiska
Community police.
Taliyaha Hoggaanka Xiriirka Bulshada Dowladda Puntland G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa sheegay in Wadashaqaynta Iyo Fahamka Bulshada iyo Booliiska ay Keentay In La Dabar Gooyo Argagixisada. See less
02/06/2026
Taliyaha Hoggaanka Xiriirka Bulshada Dowladda Puntland G/Sare Xuseen Cali Maxamuud Ayaa Magaalada Boosaaso ku qabtay kulan lagu xoojinayo wadashaqaynta Booliiska iyo Bulshada Rayidka kaasoo lagu iftiiminayay sidii faham guud looga qaadan lahaa xiriirka bulshada iyo Community Policeka
Kulankan ayaa waxaa ka qayb galay Taliye Xigeenka Booliiska Gobolka Bari’ Taliyaha Community police Gobolka Bari’ Taliyaasha Saldhigyada Boosaaso Suldaanka Guud ee Beelaha digil iyo Mirifle ee Degaanada Gobolka Bari’iyo Gudoomiyaasha Xaafadaha Boosaaso.
Dhinacyadii ka qayb galay kulankan ayaa isla meel dhigay xiriirka bulshada iyo Community policeka iyagoo Ku Amaanay Taliyaha Hoggaanka Xiriirka Bulshada Dowladda Puntland Kulankan ay ka dhaxleen fahamka Xiriirka Bulshada Cominity Booliiska
Community police.
Taliyaha Hoggaanka Xiriirka Bulshada Dowladda Puntland G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa sheegay in Wadashaqaynta Iyo Fahamka Bulshada iyo Booliiska ay Keentay In La Dabar Gooyo Argagixisada.
Manta Salaan iyo Booqasho Waxaan ugu tagay Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Siciid Adan Siciid kaas oo aan iska Waraysanay Xaalada Guud ee Amaanka Puntland.
Kulanka waxaa nagu weheliyey, Taliyaha Laanta Canshuuraha Gobalka Bari G/Le Cabdirixmaan Salaad Guul.
Inta aan Bosaaso iyo Gobalka Bari ku suganahay ayaan waxaan ku Qaban doonaa kulamo Wacyigalin Bulsho ah kaas oo lagu Xoojin doono Wada shaqynta Booliska iyo Bulshada guud ahaaneed.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the business
Telephone
Website
Address
Garowe
2525