HON Cabdiraxmaan H. H.Cali cade

HON Cabdiraxmaan H. H.Cali cade

Share

Xafiiska wasaarada horumarinta caafimaadka jamuuriyad somaliland gobolka buuhodle

10/08/2023

"Waxaan bixinayaa 15 Gaadhi iyo 400 askari oo ciidanka SSC-Khaatumo Mushaharkooda "

Ganacsade Maxamed Jabuutaawi

Photos from HON Cabdiraxmaan H. H.Cali cade's post 09/08/2023

Ciidanka Police SSC-Khaatumo oo amaro ku soo rogey gaadiidka ganacsiga ee Laascaanood yimaada , sidoo kale Ciidanka ayaa adkreeyey amniga Magalaada xilli la dhamaystirey dhismaha maamulka SSC-Khaatumo .

09/08/2023

Inamadii saak galay oodwayne iyo daba gorayaale
Fii quluubina shaqo wacan

18/06/2023

Buuhoodle wax maraba marka ka danabaysa ku sii fafaysa cilmaaniyad Wax jira dad isticmaalay magacayda ustada, macalin, abwaan, Aqoonyahn, waan shadhadh cusub oo ay ku fafinayn gaalnimo

18/05/2023

WAR GALIN BAHDA CAAFIMAADKA BUUHOODLE:

Bari oo jimce ah hadii alle iidmo
bahda caafimaadka ee buuhoodle waxaa loo balamay shir.
kaas oo ka qabsoomi doona Macadka Caafimaafka (BHPI)
Cidkasta oo kamida ah bahda caafimaad way kasoo qayb galinkartaa

Shirkan Ayaana Looga Hadli Doonaa Xaaladaha Halganka Waxaana Aad loo Codsanayaa Qofkastoo Bartay Xirfada Caafimaadka Inuu Yimaado Macadka Caafimaadka Ee PHPI.

Time 8:00 Subaxnimo

Mahadsanid
Share garee

05/03/2022

hello

07/02/2022

Hello guys I'm back

14/08/2021

Following and like. Share

14/08/2021

Six best doctor in the world
Following and like. Share

17/07/2021

Wax dhawaan la filayah in uu bilaamo tartan guud Buhodle go talent
Qof kastan wax uu ku soo bandhigi doonah wax uu ku wacan yahy

Want your business to be the top-listed Government Service in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Main Street
Hargeisa
252