Wakaaladda Biyaha Hargeysa

Wakaaladda Biyaha Hargeysa

Share

Wakaalada Biyaha Hargeysa waxay u taagan tahay siday shacbiga ku dhaqan Hargeysi u heli lahaayeen Biyo ku filan oo nadiifa.

10/06/2026

Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa oo Faahfaahin ka bixiyay Dhaqan-galka Digreetada Madaxweynaha ee Qiimo-dhimista kaalmaha Biyaha.....

03/06/2026

TACSI TIIRANYO LEH....

25/05/2026

Wakaaladda Biyaha Hargeysa oo uu hoggaaminayo Maareeye Cabdilaahi Maxamuud Beershiya iyo Guddida Xaafadda Al-Huda ee Degmada Axmed Dhagax ayaa maanta kormeer ku tagay Xaafadda Al-Huda, taas oo noqotay xaafaddii ugu horreysay ee loo dhamaystiray biyo-gelinta guryaha.

Al-Huda waxay ka mid ahayd 15 xaafadood oo ay wakaaladda iska kaashadeen biyo-gelinta, halka xaafadaha hadhayna si dhakhso ah loo dhamaystiri doono hawsha biyo-gelinta...

12/05/2026

Maareeyaha wakaalada biyaha hargeysa Cabdilaahi beershiya oo saaka ka qayb galay Munaasibada Furitaanka kawaanka Hodan.

03/05/2026

Alexander Grieb,Xidhiidhiyaha Mashruuca Biyaha Hargeysa u qaabilsan Shirkadda CES oo ah Shirkadda Ka Masuulka ah Koormeerida iyo Ilaalinta Tayada ...

03/05/2026

Maareeyaha iyo wafti oo hogaaminayay oo kormeeray Tijaabada farsamo ee xadhig ka jarka mashruuca biyo balaadhinta caasimada ee furitaanka wajigiisa labaad...

20/04/2026

wakaaladda biyaha ee Hargeysa iyo qaar kamid ah guddiyada 15-ka xaafadood ee biyogalintu u socotay oo isla qaatay sidii guryaha loogu tallaali lahaa biyaha iyo xidhidda saacadaha.

08/04/2026

Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa iyo Guddiyada 15-ka xaafadood ee hawsha Biyo-gelintu gabagabada u marayso oo maanta ka wada shirey dhammaystirka Biyo-galinta xaafadaha.

05/04/2026

Heshiiskii Wakaaladda Biyaha Hargeysa iyo Guddida 15-ka Xaafadood oo Gaadhay Gebogebo, Beeb-dhigistuna Gashay Marxaladihii Ugu Dambeeyey

19/03/2026

Ciid Mubarak. 🌙✨

Want your business to be the top-listed Government Service in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address


X. Daryeelka Macamiisha: 9222
Hargeisa

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00