Maxkamadda Gobolka M Jeex

Maxkamadda Gobolka M Jeex

Share

Maxkamadda Gobolka Maroodi-Jeex ee Hargeysa; caasimadda JSL.

Maxkamaddu waxay qaadaa dacwadaha ka la duwan ee heer gobol sida Ciqaabta, Madaniga iyo dacwadaha Doorashooyinka heer gobol iyo ansixinta natiijada heer gobol.

Photos from Maxkamadda Gobolka M Jeex's post 04/06/2026

Maxkamadda Gobolka M/jeex waxa ay bulshadda iyo cid kasta oo danaynaysa ku wargalinaysaa xaraashka Guriga Cabirkiisu Dhan Yahay 9*18Mtr, Kuna Yaala Degmada 26-June Gaar Ahaan Xaafadda Gol-Jano.

03/06/2026

Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex waxay baafinaysaa Dacwaysanaha magaciisu yahay Cabdirisaaq Axmed Cali Oo ku sugan magaalada Hargaysa, waxaana lagu wargalinayaa in dacwad Madani ah oo uu dhinac ka yahay utaalo Maxkamadda Gobolka M/Jeex.

Photos from Maxkamadda Gobolka M Jeex's post 31/05/2026

Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex waxay baafinaysaa Lagu-Fuliyayaal dhaxaltooyada Marxuumad Xasno Faarax Xandule oo kala ah 1. Malyuun Ibraahim Hirrad. 2. Xuseen Ibraahim Hirad. 3. Mukhtaar Ibraahim Hirad. Kuwaasi oo ku sugan magaalada Hargaysa, waxaana lagu wargalinayaa in dacwad Fulin ah oo ay dhinac ka yihiin utaalo Maxkamadda Gobolka M/Jeex.

31/05/2026

Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex waxay baafinaysaa Lagu-Fuliyaha magaciisu yahay Xuseen Ismaaciil Cabdi oo ku sugan magaalada Hargaysa, waxaana lagu wargalinayaa in dacwad Fulin ah oo uu dhinac ka yahay utaalo Maxkamadda Gobolka M/Jeex.

30/05/2026

Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex waxay baafinaysaa Lagu-Fuliyaha magaciisu yahay Xasan Cumar Xasan oo ku sugan magaalada Hargaysa, waxaana lagu wargalinayaa in dacwad Fulin ah oo uu dhinac ka yahay utaalo Maxkamadda Gobolka M/Jeex.

26/05/2026

Maxkamadda Gobolka M/Jeex waxay faafinaysaa digniinta fulineed ee ay sumadeedu tahau MGMJ/DFL/258/2026, kuna taariikhaysan 18/04/2026.

26/05/2026

Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex waxay baafinaysaa Dacwaysanaha magaciisu yahay Barkhad Jibriil Xasan Oo ku sugan magaalada Hargaysa, waxaana lagu wargalinayaa in dacwad Madani ah oo uu dhinac ka yahay utaalo Maxkamadda Gobolka M/Jeex.

25/05/2026

Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex waxay baafinaysaa Lagu-Fuliyaha magaciisu yahay Bashiir Jaamac Caydiid oo ku sugan magaalada Hargaysa, waxaana lagu wargalinayaa in dacwad Fulin ah oo uu dhinac ka yahay utaalo Maxkamadda Gobolka M/Jeex.

Photos from Maxkamadda Gobolka M Jeex's post 21/05/2026

Maxkamadda Gobalka maroodi-jeex, waxa ay Bulshada iyo cid kasta oo danaynaysa ku war gelinaysaa, Naadada Xaraashka Guryaha Ku Yaalla Degmooyinka I/K/Buur, G/Dheere, Guriga 1aad Oo Ku Yaalla Degmadda I/K/Buur Gaara Ahaan Xafada Lixle Cabirkiisu Yahay 5788.80m' Lehna Tr-68670, Guriga 2aad oo ku yaalla Degmada G/Dheere Gaara Ahaan, xaafadda Guul Alle, cabirkiisuna yahay 48×36m, lehna Tr-no-68674, Guriga 3aad oo ku yaalla degmada G/Dheere Gaara Ahaan, xaafadda Guul Alle, cabirkiisuna yahay 24×18m, lehna Tr-no-68666, Guriga 4aad oo ku yaalla degmada G/Dheere Gaara Ahaan, xaafadda Guul Allaah, cabirkiisuna yahay 1,384.22m², lehna Tr-no- 69417

21/05/2026

Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex waxay baafinaysaa Dacwaysanaha magaciisu yahay Xamse Cabdixakiin Saleebaan Oo ku sugan magaalada Hargaysa, waxaana lagu wargalinayaa in dacwad Madani ah oo uu dhinac ka yahay utaalo Maxkamadda Gobolka M/Jeex.

Want your business to be the top-listed Government Service in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Near Independce Park
Hargeisa
252