Foolaad News

Foolaad News

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Foolaad News, Government Organization, hargeisa, Hargeysa.

22/10/2021

اللهم جنب بلادنا شر الفتن ما ظهر منها وما بطن اللهم احفظ صوماليلايند واحفظ شعبه واحفظ شبابنا من كل سوء وأهلنا من كل شر اللهم لا تسلط علينا من لا يخافك ولا يرحمنا اللهم اجعل هذا البلد آمنا مطمئنا وسائر بلاد المسلمين .

19/12/2020

Sawirka cawa

08/12/2020

'' Soomaalinimo Vs Dan ''.

Sanadkii 1960 markii Somaliland dooratay baarlamaankii ugu horeeyey Febuary 1960 waxay wafti uu hogaaminayo Xoghayihii guud ee xisbigii guulaystay ee SNL M I Cigaal u dirtay Mogdisho waftigaas oo midnimo raadisa , isla bishii March waxay booqdeen Adis ababa iyagoo raadinaya dhulkii Reserve Area , Xayle Salaase oo ay dhulkaa kala hadleene wuxuu ugu jawaabey '' Hadii aad rabtaan walaalnimo iyo daacadnimo intaa Mogdisho tagayseen maxaa aniga iigu iman waydeen Mogdisho anigaa idiinka dhawaaye , ereyaddaas Somaliland waagaas may fahamin maanta ayaa se la fahmayaa sadex sababood awgood .

1. Siyaad bare aya Somali galbeed usaxeexaya mingiste isagoo duulan ku aha dadka reer Somaliland

2. Farmaajo wuxuu kula saaxiibay Abby Ahmed xeebaha Somaliland , waxaanu u saxeexay xeebta Somaliland si Abby uga caawiyo in Somaliland la muquuniyo .

3. Ismaaciil Cumar Geelle oo safar ku tagey wiigan Adis ababa wuxuu Itoobiya ka codsaday in dekedda Berbera Ioo smaaciil dhibaato u arko in aanay Itoobiya isticmaalin , lkn ay Jabuuti isugu luga duwato , jabuutina diyaar u tahay Itoobiya masaalixdeeda in ay u dhega nuglaanto .

Sidaa markay tahay , Somaliland maanta waxaa culayska ugu badan ku haya Soomaaliddii ay xornimadooda u dagaalamaysay ee ay u sadqaysay xornimadii ay haysatay , surma-seegtadaasina waa mid lagga baranayo in Siyaasaddu aanay lahayn Soomaalinimo ee ay leedahay Dan , sidaa darteed dadka reer Somaliland casharkaa fahamkiisa ay ku fahmi waayeen Theory ahaan balse Xaqiiqo ahaan u arkaan haku cibro qaareen , mustaqbalkana danahooda hala saaxiibeen .

maxamed maxamuud

Want your business to be the top-listed Government Service in Hargeysa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Hargeisa
Hargeysa
00000