Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Jubbaland ayaa bulshada Jubbaland ugu baaqaay in ay deegaanka ilaaliyaan.
Ministry of Environment and Climate Change- Jubbaland
Halkani waxaad ka heli kartaa maclumadki ugu danbeeyay ee howlaha wasaaradda Deegaanka ee Jubbaland
08/06/2026
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Jubbaland mudane Caydiid Suleymaan Xaashi ayaa 200 dhir oo kala duwan ku wareejiyay maamulka Garoonka Sayid Maxamed Cabdulle ee Magaalada Kismaayo, isagoona qayb wayn ka qaatay dhirtaas oo lagu beeray Garoonka iyo nawaaxigiisa.
Ololahan dhir beerista ah ayaa waxaa door ka qaatay maamulka Garoonka Kismaayo oo uu horkacayo maareeyaha Garoonka iyo Ciidamada nabad ilaalinta u joogo Soomaaliya qaybta Kismaayo ka howlgasha, iyadoo dhir beeridan lagu soo aadiyay xuska munaasabadda maalinta Deegaanka Adduunka oo si wayn sanadkan Jubbaland looga xusay.
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Jubbaland mudane Caydiid Suleymaan Xaashi ayaa maamulka Garoonka Sayid Maxamed Cabdulle Xasan kula dardaarmay in ay dhirtaasi ilaaliyaan si ay berri u munaafacaad sadaan deegaankana ay ugu noqoto bilic usoo siyaadisa.
Hon. Minister Abdirahman Abdi Ahmed, Minister of Planning and International Cooperation of Jubaland State, delivered an inspiring message during the commemoration of World Environment Day, emphasizing the importance of protecting our environment and building a greener, safer, and more sustainable Jubaland for future generations.
Together, we can create a cleaner and healthier environment for all. ♻️🌱
Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir, Xafiiska Warfaafinnta iyo Xiriirka Warbaahinta
Facebook:
https://www.facebook.com/share/1DQHxcQ5FH/
YouTube:
https://youtube.com/?si=Zex7czlfW1R64st4
X(Twitter)
https://x.com/jubaland_moecc?s=21
Tiktok:
https://www.tiktok.com/?_r=1&_t=ZS-94XlEePzgRu
Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland ayaa ka hadlay munaasabadda maalinta deegaanka Adduunka oo ay soo agaasimtay Wasaaradda Deegaanka.
08/06/2026
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Jubbaland Caydiid Suleymaan Xaashi ayaa Deegaanka Goobweyn qado sharaf ugu sameeyay Masuuliyiintii kala duwanayd ee kala qayb gashay xuska Maalinta Deegaanka Adduunka oo lagu qabtay Deegaanka Buulo-bartire ee waqooyiga Magaalada Kismaayo.
Wasiirka ayaa dhamaan Wasiirada, Xildhibaanada iyo ururada bulshada rayidka ee kala qayb galay munaasabadda wayn ee muhiimka ah.
Munaasabadan oo uu sanadkan hal ku dhiggeedu ahaa Deegaan Dhowrsan, Cimila hagaagsan iyo Mustaqbal Cagaaran ayaa Wasaaradda Deegaanka oo kaashanaysa masuuliyiintan waxaa ay Deegaanka Buulo-bartire ku beertay shan kun oo geed oo kala nooc ah kuwaas oo loogu talagalay in ay ka qayb qaataan bilicda iyo badqabka deegaanka.
Hadaljeedinta Wasiirka Tamarta Jubbaland ee munaasabadda maalinta deegaanka Adduunka
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland ayaa kalmad ka jeediyay munaasabad lagu xusayay Maalinta Deegaanka Adduunka oo ay soo agaasimtay Wasaaradda Deegaanka Jubbaland.
Kalmadda Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka Cimilada Jubbaland ee munaasabadda Maalinta deegaanka Addduunka.
Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir, Xafiiska Warfaafinnta iyo Xiriirka Warbaahinta
Facebook:
https://www.facebook.com/share/1DQHxcQ5FH/
YouTube:
https://youtube.com/?si=Zex7czlfW1R64st4
X(Twitter)
https://x.com/jubaland_moecc?s=21
Tiktok:
https://www.tiktok.com/?_r=1&_t=ZS-94XlEePzgRu
07/06/2026
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Jubbaland mudane Caydiid Suleymaan Xaashi oo ay wehelinayaan qaar kamid ah golaha Wasiirada Jubbaland ayaa Deegaanka Buulo-bartire ka sameeyay olole dhir beeris ah oo lagu xusayay Maalinta Deegaanka Adduunka oo sanadkiiba mar la xuso.
Munaasabadan lagu waynaynayay maalinta Deegaanka Adduunka ayaa waxaa qayb ka ahaa labada gole ee Dowladda Jubbaland, ururada Dhalinyarada, ururada Haweenka iyo ururada u dhaq-dhaqaaqa arrimaha deegaanka.
Ololaha sanadkan oo uu hal-ku dhigiisu ahaa Deegaan Dhowrsan, Cimila hagaagsan iyo Mustaqbal Cagaaran ayaa muhiimad wayn lahaa, iyadoo masuuliyiintii iyo bulshadii xuska kasoo qayb gashay ay dhamaantood ka qayb qaateen dhiir beeridda
Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir, Xafiiska Warfaafinnta iyo Xiriirka Warbaahinta
Facebook:
https://www.facebook.com/share/1DQHxcQ5FH/
YouTube:
https://youtube.com/?si=Zex7czlfW1R64st4
X(Twitter)
https://x.com/jubaland_moecc?s=21
Tiktok:
https://www.tiktok.com/?_r=1&_t=ZS-94XlEePzgRu
Deegaan dhowrsan, Cimilo hagaagsan iyo Mustaqbal cagaaran.
Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir, Xafiiska Warfaafinnta iyo Xiriirka Warbaahinta
Facebook:
https://www.facebook.com/share/1DQHxcQ5FH/
YouTube:
https://youtube.com/?si=Zex7czlfW1R64st4
X(Twitter)
https://x.com/jubaland_moecc?s=21
Tiktok:
https://www.tiktok.com/?_r=1&_t=ZS-94XlEePzgRu
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Arigo/seaport Street
Kismayo
