Mohamed Galaydh

Mohamed Galaydh

Share

Kala soco Warar Sugan- Warbixino Iyo Barnaamijyo Kala duwan

16/06/2026

Siyaasi Abdirizak Khalif ayaa yidhi "“Ha igu karaamo seegina habaar laygu kari waaye” isagoo l hadlaya warar been abuura oo ay baahinayeen Kooxda Gooni-goosadka Waqooyi Galbeed

16/06/2026

Waa sidee Xaalka Reer Guuraagii Yimi Deegaanada Hoostaga Buuhoodle.

16/06/2026

Wargayska Andalus-News ayaa sooqaatay khariirad ay kujirto Waqooyi-bari oo sharaxaad kabixinayaa muhiimada Juquraafiga-siyaasadeed ee Waqooyi-bari iyo Caalamka.

15/06/2026

Taliyaha Qaybta 6aad Ee Ciidanka Daraawiishta Waqooyi Bari Ee Gobolka Togdheer G/Sare Dhagjar ayaa soodhaweeyey qaybo kamida dadkii kasoo hayaamey Gobolada Dhexe Soomaaliya

15/06/2026

Daraawiishtu wada Xaafidul qur'aan bay ahaayen

15/06/2026

Wasiirka Arimaha Dibadda Iiraan abbas Araghchi ayaa sheegay inaysan hirgeli doonin heshiiska mareynka haddii aysan israiiil jojin dagaalka Lubnaan

15/06/2026

"Madaxweynaha wuxuu noo aqriyay khudbad inteeda badan ay khiyaali iyo waxba k**a jiraan tahay"

- Xillibaan Caseyr Geelle oo ka hadley su’aalihii uu diidey Madaxweyne Deni.

15/06/2026

Diyaar garowga Shirka Mucaaradka iyo Villa Soomaaliya

15/06/2026

Maraakiibta Shidaalka wada ee ku xayiran Marinka Hormuz oo u dabaaldegay heshiiska Maraykanka iyo Iiraan ay wada gaareen, waxa ay sugayaan dhaqan galka qodobadii ay isku afgarteen labada Dal.

14/06/2026

Waaweynkii Waqooyi Bari iyo Puntland

Want your business to be the top-listed Government Service in Laascaanood?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Laascaanood
LA