26/05/2026
๐๐๐๐ฌ๐๐๐๐ง๐จ๐จ๐ khamiis 21 May 2026
๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐, ๐๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐, ๐๐ก๐๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐๐ซ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ๐ฎ๐ก๐ฎ, iyadoo tixraacaysa Xeerka Shaqaalaha dowladda Waqooyi Bari Qodobkiisa 26-aad farqadiisa 2-aad iyo 3-aad :
Waxay dhammaan Hayโadaha Dowliga ah iyo kuwa gaarka loo leeyahay ku wargelinyasaa Fasaxa munaasabadda Ciidul Fidriga oo ku beegan Maalinta Arbacada ah ee Taariikhdu tahay 27-May-2026, hadaba Shaqaaluhu waxay Fasax ahaanayaan muddo sadex casho ah oo ka bilaabmaysa 27-ka kuna eg 30 โ May โ 2026.
Waxaana Shaqada lagu soo laabanayaan Maalinta Axada ah ee Bishu tahay 31 โ May โ 2026.
โ
-๐๐๐๐๐๐๐D
๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐จ๐ ๐ญ๐ & ๐๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐ ๐๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐, ๐๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐, ๐๐ก๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐๐ซ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ๐๐ก๐ ๐๐๐ฐ๐ฅ๐๐ ๐๐จ๐๐จ๐ฅ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐๐ซ๐ข ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐.
Facebook : https://www.facebook.com/share/1LEEFpcDib/
Email : [email protected]
Tell : +252 63 7271000
21/05/2026
๐๐๐๐ฌ๐๐๐๐ง๐จ๐จ๐ khamiis 21 May 2026
Diiwaangelinta Shaqaalaha Ajaanibta ah ee Waqooyi-Bari (Wajiga 1-aad)
Wasaaradda Shaqada, Arimaha Bulshadq, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Dawlad Goboleedka Waqooyi-Bari waxay ogeysiineysaa loo-shaqeeyayaasha iyo bulshadaba, inuu si habsami leh u bilowday, meel wanaagsanna uu marayo Wajigii 1-aad ee nidaaminta iyo diiwaangelinta shaqaalaha ajaanibta ah.
Wasaaraddu waxay si xooggan ugu guda-jirtaa ururinta xogta iyo bixinta Aqoonsiga Ogolaanshaha Shaqada (Work Permit ID), kaas oo qof kasta oo ajaanib ah u oggolaanaya inuu si sharci ah deegaanka uga shaqeeyo, isagoo muujinaya shaqadiisa iyo cidda uu u shaqeeyo.
Si loo helo Work Permit-ka, qof kasta oo ajaanib ah waxaa ku waajib ah inuu buuxiyo 4-tan Shuruudood:
1. Dal-ku-gal iyo Deganaasho sharci ah (Visa & Residence).
2. Baasaboor aan dhacsanayn (Valid passport)
3. Warqad caafimaad (Medical Letter)
4. Heshiis shaqo oo qoran (Contract Agreements)
โ
-๐๐๐๐๐๐๐D
๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐จ๐ ๐ญ๐ & ๐๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐ ๐๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐, ๐๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐, ๐๐ก๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐๐ซ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ๐๐ก๐ ๐๐๐ฐ๐ฅ๐๐ ๐๐จ๐๐จ๐ฅ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐๐ซ๐ข ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐.
Facebook : https://www.facebook.com/share/1LEEFpcDib/
Email : [email protected]
Tell : +252 63 7271000
17/05/2026
๐๐๐๐ฌ๐๐๐๐ง๐จ๐จ๐ Axad 17 May 2026
Wasaaradda Shaqada, Arimaha Bulshada, Dhallinyarada iyo Ciyaaruhu iyadoo fulinaysa siyaasadda dowladda ee ku aaddan nidaaminta iyo horumarinta howlaha dhallinyarada, waxay amraysaa in dhamaan ururrada dhallinyarada ee ka hawlgala gudaha Maamulka ay si rasmi ah isaga diiwaangeliyaan Wasaaradda.
Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan Ururrada aan ka diiwaangashanayn Wasaaradda in aysan wax shaqo ah ka qaban karin gudaha D/G Waqooyi Bari, Ciddii lagu helana waxaa lala tiigsan doonaa Sharciga .
โ
-๐๐๐๐๐๐๐D
๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐จ๐ ๐ญ๐ & ๐๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐ ๐๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐, ๐๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐, ๐๐ก๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐๐ซ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ๐๐ก๐ ๐๐๐ฐ๐ฅ๐๐ ๐๐จ๐๐จ๐ฅ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐๐ซ๐ข ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐.
Facebook : https://www.facebook.com/share/1LEEFpcDib/
Email : [email protected]
Tell : +252 63 7271000
15/05/2026
๐๐๐๐ฌ๐๐๐๐ง๐จ๐จ๐ 15 May 2026
Hambalyo, dhammaan dhalinyarada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Maanta, oo ku beegan 15-ka May, waa maalin ku weyn qarannimadeenna, waana xilli aan xuseyno halgankii iyo dhiirranidii SYL.
โDhalinyaradu ma aha oo kaliya madaxda berrito, ee waa xoogga iyo maskaxda maanta horseedka u ah isbeddelka, nabadda, iyo horumarka dalkeenna. Maalintan waxay inoo tahay fursad aan dib ugu milicsanno doorka ay ku leeyihiin dhismaha dawladnimada iyo xoojinta midnimada.
โ
-๐๐๐๐๐๐๐D
๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐จ๐ ๐ญ๐ & ๐๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐ ๐๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐, ๐๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐, ๐๐ก๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐๐ซ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ๐๐ก๐ ๐๐๐ฐ๐ฅ๐๐ ๐๐จ๐๐จ๐ฅ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐๐ซ๐ข ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐.
Facebook : https://www.facebook.com/share/1LEEFpcDib/
Email : [email protected]
Tell : +252 63 7271000
13/05/2026
Wasaaradda Shaqada, Arimaha Bulshada, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Dawlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya waxay diyaar u tahay xuska Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May 2026.
13/05/2026
๐๐๐๐ฌ๐๐๐๐ง๐จ๐จ๐ Arbaca 13 May 2026
Waxaa Wasaaradda ka qabsoomay shirkii Arbacaalaha ahaa ee Wasaaradda oo uu daadihinayey Wasiirka Wasaaradda Mudane Ibraahim Jaamac Reygal kaas oo ay qayb ka ahaayeen Wasiir kuxigeenka Wasaaradda mudane Maxamed cali Samatar, Agaasimaha Guud mudane Mukhtaar Ugaas Ibraahim Cali iyo Waaxyaha Wasaaradda waxaana lagaga hadlay sii wadida hawlaha shaqo ee wasaaradda u yaala waxaa kaloo laga hadlay qorshaha sadex biloodka ah ee Wasaaradda.
Sidoo kale Agaasimaha Guud ee cusub ayaa is barasho kadib la siiyey warbixin ku aadan halka hawlaha shaqo marayaan iyo hiigsiyada u yaala Wasaaradda.
โ
-๐๐๐๐๐๐๐D
๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐จ๐ ๐ญ๐ & ๐๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐ ๐๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐, ๐๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐, ๐๐ก๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐๐ซ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ๐๐ก๐ ๐๐๐ฐ๐ฅ๐๐ ๐๐จ๐๐จ๐ฅ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐๐ซ๐ข ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐.
Facebook : https://www.facebook.com/share/1LEEFpcDib/
Email : [email protected]
Tell : +252 63 7271000
10/05/2026
๐๐๐๐ฌ๐๐๐๐ง๐จ๐จ๐ Axad 10 May 2026
MUNAASABADDA XIL WAREEJINTA
โ
โMunaasabadda xil wareejinta Agaasimaha guud ee wasaaradda Shaqada, Armaha bulshada, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo maanta ka dhacdy xarunta guud ee Wasaaradda โoo uu xilka u kala wareejiyey Wasiirka Wasaaradda, Mudane Ibraahim Jaamac Reygal iyo Wasiir ku-xigeenka, Mudane Maxamed Cali Samatar halkaas oo ay xilka kula kala wareegeen Agaasimaha cusub mudane mukhtaar ugaas Ibraahim cali iyo Kusimaha agaasimihii h**e Mudane cabdillaahi khadar cabbaase, waxaa sidoo kale munaasabadda goobjoog ka ahaa โMudane Cabdifataax Ciise Aar Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dekedaha,โMarwo Muna Shire Xildhibaan ka tirsan Golaha Baarlamaanka iyo โmasuuliyiin kale oo ka tirsan dowladda.
โ โWasiirka Wasaaradda ayaa munaasabadda ku furay soo dhowayn ballaran oo loo sameeyey Agaasimaha cusub, isagoo bixiyey warbixin guud oo ku saabsan hannaanka shaqo ee Wasaaradda , ugu dambayn, Wasiirku wuxuu u mahadceliyey Kusimihii h**e ee Agaasimaha Guud, Mudane Cabdillahi Khadar Cabaase, muddadii uu xilka soo hayey.
โAgaasimaha Guud ee cusub ayaa ka mahadceliyey soo dhowaynta quruxda badan ee loo sameeyey, isagoo bogaadiyey adeegyada baaxadda leh ee ay Wasaaraddu u hayso bulshada. Wuxuu ballan-qaaday inuu xoogga saari doono sidii h**e loogu sii marin lahaa howlaha muhiimka ah ee horyaalla Wasaaradda
-๐๐๐๐๐๐๐D
๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐จ๐ ๐ญ๐ & ๐๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐ ๐๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐, ๐๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐, ๐๐ก๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐๐ซ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ๐๐ก๐ ๐๐๐ฐ๐ฅ๐๐ ๐๐จ๐๐จ๐ฅ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐๐ซ๐ข ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐.
30/04/2026
๐๐๐๐ฌ๐๐๐๐ง๐จ๐จ๐ 30 ๐๐ฉ๐ซ๐ข๐ฅ 2026
Wasaaradda Shaqada, Arimaha Bulshada, Dhalinyarada iyo Ciyaaruhu, iyadoo tixraacaysa Xeerka
Shaqaalaha dowladda Waqooyi Bari Qodobkiisa 26-aad farqadiisa 2-aad iyo 3-aad.
Waxay dhammaan Hayโadaha Dowliga ah iyo kuwa gaarka loo leeyahay ku wargelinyasaa Fasaxa Maalinta Shaqaalaha Adduunka oo ku beegan Maalinta Jimacaha ah ee Taariikhdu tahay 1-May-2026, hadaba Shaqaaluhu waxay Fasax ahaanayaan muddo laba casho ah oo ka bilaabmaysa 1-da kuna eg 02 โ May โ 2026.
Waxaana Shaqada lagu soo laabanayaan Maalinta Axada ah ee Bishu tahay 03 โ May โ 2026.
-๐๐๐๐๐๐๐D
๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐จ๐ ๐ญ๐ & ๐๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐ ๐๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐, ๐๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐, ๐๐ก๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐๐ซ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ๐๐ก๐ ๐๐๐ฐ๐ฅ๐๐ ๐๐จ๐๐จ๐ฅ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐๐ซ๐ข ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐.
21/04/2026
๐๐๐๐ฌ๐๐๐๐ง๐จ๐จ๐ 21 ๐๐ฉ๐ซ๐ข๐ฅ 2026
Wasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada, Dhallinyarada iyo Ciyaaruhu, iyada oo tixraacaysa Warqadda ka soo baxday Wasaaradda Cadaaladda taas oo 18 April 2026.
summadeeduna yahay WCADD/XW/07/2026 Waxay dhammaan hayโadaha dowliga ah iyo kuwa gaarka loo leeyahay ee ka hawl gala dowladda Waqooyi Bari ku wargelinaysaa in fasax guud laga ahaanayo shaqada maalinta Arbacada ah ee ku beegan 22-ka April 2026 .
-๐๐๐๐๐๐๐D
๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐จ๐ ๐ญ๐ & ๐๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐ ๐๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐, ๐๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐, ๐๐ก๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐๐ซ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ๐๐ก๐ ๐๐๐ฐ๐ฅ๐๐ ๐๐จ๐๐จ๐ฅ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐๐ซ๐ข ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐.
12/04/2026
๐๐๐๐ฌ๐๐๐๐ง๐จ๐จ๐ Axad 12 ๐๐ฉ๐ซ๐ข๐ฅ 2026
Madaxweyne H.E Abdikadir Ahmed Aw Ali oo ku guda jira kormeerkiisa shaqo ee qaar kamida Wasaaradaha Dawladda ayaa aya maanta nagu soo booqday Xarunta guud ee ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐, ๐๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐, ๐๐ก๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐๐ซ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ๐๐ก๐ ๐๐๐ฐ๐ฅ๐๐ ๐๐จ๐๐จ๐ฅ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐๐ซ๐ข ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐.
Halkaas oo uu kusoo dhoweeyey Wasiirka Wasaaradda mudane Ibraahim Jaamac reygal heeganna ay ku ahaayeen Shaqaalaha Wasaaraddu, sidoo kale waxaa la siiyey Madaxwaynaha warbixin guud oo ku saabsan Wasaaradda.
Madaxweynaha ayaa u kuurgalkan ku bogaadiyey kuna ammaanay shaqooyinka ay ku hawlanyihiin shaqaalaha Wasaaradda isagoo si adag ugula dardaarmay illaalinta ammaanada dadweynaha iyo gudashada waajibaadka saaran si daacdnimo leh oo waafaqsan Dastuurka iyo shuruucda Dawladda.