Dhalinyarada Habargidir Ee Gob.Sh.Hoose

Dhalinyarada Habargidir Ee Gob.Sh.Hoose

Share

waa difaacaha beel weynta habargidir 244

21/06/2026

Faarax madax neylow koonfur barida aad sheegeyso xagey ka tilada shalambood marka janaale ceel wareegow jilib intaba kgs ayaa laga xukumaa kofurbari malaha hargeysa iyo yuhuuda ayey ka shaqeysaa xishoodka alle kaa qaad

Photos from Dhalinyarada Habargidir Ee Gob.Sh.Hoose's post 21/06/2026

Maxamed cade waalow (afgacan) wuxuu dhar ciidan u toloyaa maleeshiyo ka amar qaadata horjooge cumarey cali oo ku xareysan degaanka cismaan quule
Afgacan waa harqaanle waliba waa nabadoon beesha shaanshiyo wuxuuna si toosa u taageerey maamul fowdaa oo lagu carqaladeynayo Maamulka Degmada Marka

Photos from Dhalinyarada Habargidir Ee Gob.Sh.Hoose's post 21/06/2026

Wararka laga helayo magaalada marka ayaa sheegaya in laba macalin oo ka tirsan ciidanka gaashaan ee nisa laguna kala magacaabo COLOW IYO CABDIRASHIID DHEERE kuwaasoo ahaa macalimiintii mushaarka u keenayey ciidanka nisa ee degan marka ey tababar u fureen 100 maleeshiyaa degaanka cismaan quule maleeshiyadan ayaa ka amar qaata horjooge cumarey cali oo bil ka hor maamul fowdaa uga dhawaaqey degmada marka macalimiintaan ayey isku heyb yihiin cumarey cali

20/06/2026

Hebel waa laga Dhex qadeeyay Hadaad maqli jirtay 2026 laga dhex qadeeyay Lafteedii oo Meel fadhisa waa tanaa 😂😂

markaas cml ayeyday Inta Qososho Ayay Dhihi jirtay Il xuney kuguma qoslin

20/06/2026

Nin ragg ah oo Dowladii uu wasiir Dowlaha ka ahaa Madax weyne kasoo dhacsaday 7-sano Galmudug uu Hogaaminayana maqaam sare gaarsiiyay, Qoorqoor Hortiis Galmudug magac u yaal Laptop lugu wato ayay ahayd

maantana Puntland Marka laga tago iyadaa laba ah. Ninkaas hadii lugu abaal dhaco Reer Galmudug waa ka shalaayi doonaan.

Siyaasadu waa labo practical politics oo ku dhisan waaya arragnimo shaqo Laga soo dhalaalay, iyo theoretically oo ah mida buug lugu dhigto Qoorqoor mida h**e macalin ayuu ku yahay waliba ka badiya kuwa buugaagta kusoo dhigtay.

Maareeye Dekad, wasiir Dowle ilaa madax weyne waa kasoo dhalaalay.

Mida dambana raggeedii ayuu Hay’adda Dowladda Galmudug u dhiibay waana Sababta keentay guusha Galmudug ku naalootay 7-sano ee lasoo dhaafay.

20/06/2026

Faahfaahinno ka soo baxaya dagaal ka dhacay deegaanka Ceelwareegow ee gobolka shabeellaha Hoose.

Taliyaha Booliska Degmada Marka, Maxamed Cabdullaahi Cabdala (qasaaye) oo la hadlay Goobjoog ayaa ka warbixiyay dagaalka.

20/06/2026

DEG DEG-:Abwaan Sahal oo Mucaaradka gabay u tiriyey sheegeyna in isaga iyo caruurtiisa aan gurigooda laga qaxin lagan been sheegay.

Photos from Dhalinyarada Habargidir Ee Gob.Sh.Hoose's post 20/06/2026

Gobolka sh.hoose ma mashruucii sahyuuniyada ee ciro soo qaatey ayaa loo soo xawiley

20/06/2026

Gudoomiye Abukar Abdalla Bashir"Saraakiisha Hey'adda Nisa u jooga Gobolka Sh.hoose k**a Aqbaleyno Isbarooyinka u yaallo

20/06/2026

DEG DEG: Dagaal Culus oo u dhexeeya NISA iyo Maamulka Shabeelaha Hoose oo Ka Qarxay Degaanka Ceel-Wareegow

Want your business to be the top-listed Government Service in Merca?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Merca