Gaashaanle Abdifatah Adan Hassan

Gaashaanle Abdifatah Adan Hassan

Share

Afhayeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed
Gaashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan

03/06/2026

Qofkasta oo Damac kagajiro Hoggaaminta Umadda Soomaaliyeed Waxaa waajib ku ah ilaalin Nabadgelyada Bulshada si kasta ha u Qaraaraatee,

Waxaana Codkayga ku biirinayaa Kooxda Heegan ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed waxaana leeyahay :-

WAR UMADDA DAASHEY YAA UTANAASULAAYA OO DHIIGOODA BADBAADINAAYA

03/06/2026

Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Bulshada uma qaabilsana Ka hortaga Cudurada faafa

Photos from Gaashaanle Abdifatah Adan Hassan's post 02/06/2026

HAMBALYO HAMBALYO

Waxaan Halkaan ugu Hambalyeynayaa Walaalkey Xidigle Cabdifitaax. Cabdulaahi Xooshow oo ka tirsan Saraakiisha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed kaas oo Muujiyey Karti Dheeraad ah ka dib Markii uu Maanta Difaacdey Buugiisa heerka labaaad ee Jaamacadda

X/le Cabdifitaax wuxuu dadaalkaas gaarey Asagoo gudanaaya waajibkiisa Qaran una adeegaaya Bulshadiisa har iyo habeena u taagnaa Shaqada Ciidanka Boliiska Soomalaiyeed
wuxuuna kaalin mugleh ku lahaa Wacyigelinta Ciidamada Qalabka sida 5 Sano ee lasoo dhaafey

Waxaan leeyahay Guuleyso waxaad hormuud u noqotey dhalinyada Soomaaliyeed waxaa tustey ayadoo la shaqeynaayo in wax la baran karo

28/05/2026

Ilaahay ha u naxariisto Sarreeye Guuto Maxamed Ismaaciil Cali oo Maanta ku geeriyoodey Magaalada Moqdisho

26/05/2026

Wasiirka Amniga

22/05/2026

Waxaan ka qeyb galay Kulankii dhiirigelinta ahaa ee loo sameeyey Kooxda Kubada Cagta Heegan ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed waxaana ka balan qaadey in wixii hada ka dambeeyo ay tagi doonaan Garoonka si Kooxda Loo taageero

17/05/2026

Hambalyo Sandheere Hassan oo loo magacaabey Taliyaha Ciidanka Birmadka oo horey loo dhihi (Daraawiishta) ee KGS.

Waxaan ku kalsoonahay in uu yahay nin kasoo bixi karo Shaqada loo igmadey Allah na hakugu asturo.

15/05/2026

"Gabdhaha Dhaqan xumada ka wada Social Media Boliiska Talaabo Noocee ah ayuu ka qaadayaa " Afhayeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Gaashaanle Cabdifataah Aadan Hassan sx̌

15/05/2026

Afhayeenka Boliiska Soomaaliyeed Gaashaanle Cabdifitaax Aadan Xassan "inaan Caawa Ka doodno Maandooriye iyo wax la mid ah wax sababay ayaa Jira oo aadan Ogeyn "

07/05/2026

Waaw Bahda Cadaallada caawa uma kala harin Bandhigaan

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Mogadisho