05/06/2026
For a Public Notary Officer and legal practitioner, the most frequently used drafting skills are:
1. Pleading Drafting
2. Conveyancing Drafting
3. Contract Drafting
4. Notarial Drafting
5. Legal Opinion Drafting
6. Administrative Drafting
These six areas constitute the core practical drafting competencies in daily legal practice.
بالنسبة للموثق العام والممارس القانوني، فإنّ أكثر مهارات الصياغة استخدامًا هي:
1. صياغة المرافعات
2. صياغة عقود نقل الملكية
3. صياغة العقود
4. صياغة الوثائق الرسمية
5. صياغة الآراء القانونية
6. الصياغة الإدارية
تشكل هذه المجالات الستة الكفاءات العملية الأساسية في الصياغة القانونية اليومية.
26/05/2026
Waxa aan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa guud Ahaan ummadda Islaamka, Gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed meel kasta ay dunnida Dacaladeeda Ay ka joogaan, munaasibadda Ciidal-Adxaa ee maalinta Berri ah ku beegan Awgeed.
Waxa aan idiin rajaynayaa dhammaantiin in Sannadkaan sannadkiisa aad ku gaartaan Caafimaad, Horumar, Barwaaqo iyo nabadgalyo Buuxda isha allaah.
Ciid wanaagsan dhammaan Umadda Soomaaliyeed.
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
بمناسبة حلول عيد الأضحى المبارك يسرني و يسعدني أن أتقدم إليكم بأصدق التهاني وأطيب التبريكات سائلاً المولى العلي القدير ان يجعل أيامكم كلها أفراح و أن يعيده علينا وعليكم أعواماً عديدة وأزمنة مديدة وأنتم في أحسن حال و تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال..
عيد سعيد وكل عام وأنتم بخير
أمين العام للمكتب كاتب العدل ⚖️ الآمن لتوثيق العقود والاستشارات القانونية
دكتور ياسين أحمد عثمان - ( ياسين أمين)
02/04/2026
Ujeeddada Hindise-sharciyeedka La-dagaallanka Tahriibinta iyo Ka-ganacsiga Dadka oo maanta golaha wasiirrada Xukuumadda JFS meel-mariyeen.
02/04/2026
𝗪𝗮𝗿𝗴𝗲𝗹𝗶𝗻
Maxkamadda Degmada Waaberi waxa ay ku wargelineysaa Jawaahir Xasan Barre iyo Aadan Xasan Barre oo kala jooga Italy iyo Netherlands inay Maxkamadda ka taallo dacwad Madani ah oo ay dhinac ka yihiin, ayna ku hor yimaadaan muddo 60 casho gudahood ah.
__________________________________
𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐝𝐰𝐚𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐱𝐤𝐚𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐟𝐜𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫. 𝐊𝐚𝐥𝐚 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫:
𝐄-𝐦𝐚𝐢𝐥: 𝐏𝐫@𝐛𝐫𝐚𝐜.𝐠𝐨𝐯.𝐬𝐨 𝐓𝐞𝐥𝐥: +𝟐𝟓𝟐 𝟔𝟏𝟑 𝟔𝟔𝟔𝟔𝟔𝟐
11/03/2026
Maxuu Ka Hadlayaa Cutubka 1aad & 2aad ee Dastuurka JFS?
11/03/2026
𝐖𝐚𝐫𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡
Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS waxay si rasmi ah ula wadaagaysaa dadweynaha iyo dhammaan daneeyaasha liiska Nootaayooyinka si sharci ah uga diiwaangashan Wasaaradda sannadkan 2026, kuwaas oo buuxiyey shuruudaha iyo habraacyada u degsan diiwaangelinta Nootaayooyinka.
Wasaaradda Cadaaladda waxay ku boorrinaysaa dhammaan daneeyaasha inay la macaamilaan oo keliya Nootaayooyinka diiwaangashan, kuwaas oo loo oggolaaday bixinta adeegyada Nootaayada inta lagu jiro sannadka 2026.