Hanad Karaama

Hanad Karaama

Share

Dalkeeyga iyo Dadkeeyga.🇸🇴.

22/06/2026

Hal Umad, hal diin, hal dal, hal Calan, hal, hal dhul, hal Dowlad, hal shacab.


12/04/2026

Ciidanka Xooga Soomaaliyeed, waa Halyeeyada Sharafta badan ee saldhiga u ah Qaranimadeenna, Hambalyo 12-Ka Apriil.

Hambalyo Ciidankeenna.

19/03/2026

Assalaamu Caleykum Waraxmatulaahi Wabarakaatuh.

Ciid Wanaagsan Guud ahaan Dadkeeygga Soomaaliyeed Meelkasta oo aad aduunka ka joogtaan, Alle si wadajir ah hanooga wada aqbalo Cibaadadii aan sameenay Bisha Barakeeysan ee Ramadaan,

Alla-na hanaga dhigo kuwii is cafiya oo is caawiya, Ciid Mubaarak Walaalayaal, Ciidul Fidri.

Mahadsanidiin.

15/03/2026

BISMILAAH” Maadaama lagu jiro maalmihii ugu kheyrka badnaa Bisha Barakeysan ee Ramadaan, waa inaa dadkeena Soomaaliyeed ee danyarta ah u Naxariisanaa oo aan laba jibaarna sadaqada.

Si gaar ah dadka ganacsatada ah waxaa saaran Masuuliyad, Fadlan aan u dhib yareeno dadkeena, Si guudna aan is cafino anaga dhan, si Alle dalkeena ugu soo dabaalo Nabad iyo Barwaaqo Waarta.

16/02/2026

May Allah bring us peace in the month of Ramadan, and make us among those who benefit from it.

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Mogadishu