Hambalyo Hambalyo Waxaan Halkaan oogu Hambalyeeynayaa wallkey 𝖠𝖻𝖽𝗂 Xamiid Cali Bari
Iyo Dumaashideey Khadro Abdikarin Maxamuud Oo Gabar oogu Dhalatay Caasimada muqdisho Waxan lee Yahay Ader Noqo mid DDD Anfacdo
Saabirr Cadde ❤️🙌
Abdi Hakiim Hikam
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdi Hakiim Hikam, Mogadishu.
Qofka qadarin iyo ixtiraam kuu muujiyay wuu kaala qiimo wayn yahay qof wax kusiiyay, hantidu waxba maaha waxaa ka muhiimsan qiimaynta iyo qadarinta qofkaasi kuu muujiyay qiyamkaaga🙏.
08/11/2023
Hamplayo Hamplayo wlkey Abdi Nor Mohamed Khair iyo dumashi Caziizo saaga meherkoda Ka dhacay Gobalka shabeele ee dagamada FerFeR waxaan leyhy Gacal iyo sokeeye Guurgina lugu farxaa
Abdi Nor Mohamed Khair
Allaha u naxariisto, Ayeeyo Xaliimo Sheekh Muxumed-dhafe, danbigeeda allaha dhaafo, qabriga allaha u waasiciyo, ehelka iyo qaraabada gaar ahaan awlaadeeda iyo walaaladeed Allaha sabar iyo Iimaan ha inaga wadasiiyo.
Waxaan si gaar ah ugu tacsiyeeynayaa reer adeerkey sheekh Muxumed-dhafe iyo Reer adeer Sheekh cismaan-qulqul.
إنا لله وإنا إليه راجعون
05/09/2023
Mucaridnimo marka halkas iska dhigo Wa ku jirtaa Dadaal Adag Allah kugu Guleeyo Madaxweyne 🇸🇴❤️👏
Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud
04/09/2023
Fannaan Ahmed naaji sacad Yaa tii rabbi oogu timid London. Eebbe Naxariistii janno hasiiyo Ehelkana samir iyo iimaan, Aamin.
انا لله وانا اليه راجعون
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
